Gabar ku riyootay iyadoo haysata gabar yar

Gabar ku riyootay iyadoo haysata gabar yar

Su’aasha: Asc Wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo joogo meel gurigena ka baxsan waxan hesta gabadh yar oohada dhalatay ina aniga dhalay ayan daremaya wey hurde hal sarir meel dariiqa waye waxan arkay guryo cusub waxan is dhaha cidan nasiib aye leyihin hada dhow aye xafada so dagen hadane guryo isku dhaw aye […]

Waxan Ku riyoday Ilma yar oo Qur’an aqrinayo

Waxan Ku riyoday Ilma yar oo Qur'an aqrinayo

Su’aasha: Asc gudomiye: waxan Ku riyooday wiil yar Ila toban jir oo Qur’an aqrinayo ana an lasocdo ninba dhagesanayay ilmahaas quranka aqrinaayo kadib waxan Ku iri hooyadiis waa xamdi maamo fiican Allah u naxariito Jawaabta: Riyada waa khayr badan oo aad la kulmi doonto waxay kugu boorrinaysaa inaad ku dadaasho quraanka kariimka oo aad mar […]

Riyada ilma yar oo Sariir saaran oo ku dul jiifay kitaabka quranka

Riyada ilma yar oo Sariir saaran oo ku dul jiifay kitaabka quranka

Su’aasha: ASC Waxan riyo Ku arkay Ilma yar oo Sariir Saaran Ilmahaas oo joogay Waxa Ag yaalay ama u Ku Dul jiifay kitaabka quranka ilmahana quranka ayu Ku dhididay inu Kala goaayay kitabka oo kale ana wan kaso bixinaayay quranka Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in lagaaga baahan yahay quraanka inaad ku dadaasho akhriska iyo fasirka […]

Waxaan Ku riyooday Sheekh Cumar Alfaaruuq

Waxaan Ku riyooday Sheekh Cumar Alfaaruuq

Su’aasha: Asc gudomiye waxan riyo Ku arkay laba nin oo midi ii wata ana an dhumanayo kadibna aan soo galay meel meeshasna Waxa jogay sheikh cumar faruq Allah u naxariste kadibna nimankii I eryanaayay ilma dhalinyaro ah oo Iska cadi ah bey noqdee ana markaas waxaan wataa seef an islahaa haday Ku so aadan isaga […]

Riyada bahal mas u eg oo dhabarka ilmo yar ka galay

Riyada bahal mas u eg oo dhabarka ilmo yar ka galay

Riyada bahal mas u eg oo dhabarka ilmo yar ka galay Riyada: Asc wllo waxn ku riyodey gurigayga oo so galay bahal mas u eeg hadana mas ah wuxu aha madow xigen ama sibidhi xafadana walawada jogey kadib guriga ayu so galy hooyo ku idhi eeg bahalka so galay ilmay hadal waxnk kadib ilmo yaro […]

Riyada dooxa iyo malabka shinida oo ka dhargay

Riyada dooxa iyo malabka shinida oo ka dhargay

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANIGA IYO SAXIBKAY OO DOOXA OO DHIIDHI BADAN LEH KATALAABAYNA KABACDI GEED WAYNOO AAN FILAYO INUU GOB AHAA ANOO KA HELAY MALAB SHINIDIINA AY JOOGTO MALAB AAD U MACAAN MARKAASAN LAHAA SI AANAY KUU QANIININ WAJI KA AYAAN MARSADAY MEELO KA MIDA SHINIDIINA […]

Riyada dharka ilmaha iyo naag duq ah

Riyada dharka ilmaha iyo naag duq ah

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyooday anigoo dhar badan oo meel yaalo ayan kala baxay dhar wana dhar caruured waxan ka qaatay dharka ilmaha yariska naag duq oo basto cuneso aya la jogtay dharka. Jazakaallh Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto khayr badan iyo nolol wanaagsan iyo cimri dheer dharka wuxuu tilmaamayaa wanaag iyo […]