Riyada dadka isqaba oo qaab la yaab leh lagu arko

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riyodey laba qof oon aqan oo isqaba riyada dhexdeeda lkin labada qof an riyada ku arkay isqaba ismayaqanan. Waxay ahayen mid walashey ama inadertey oo la qabo caruurna leh iyo wiil an isnaqano isna guri leh gabadhna leh wiilka riyada ku arkay saxibkis aya xidhiidh naga dhexeyey guurna ku balanay […]
Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar ciyaarsiinaysa

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigoo ilmo yar ciyaarsiinaya aya waxa maqlay qof iga daba dhahayo waxan dhahay wan la hadle wan ujedi waye codkii ayan aqonsaday waa gabar aanu wax isla barano waxey ku dhex jirtaa boorsada dharka ciyaalka dharka aye isu dhax qarisay kidib hal mar aye soo booday […]
Riyada dayr wayn iyo dumar iyo inan yar

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waxaan ku riyooday anoo lasocda gabadh ayaan waxaan dayr wayn kasoo galnay koone waan dhex soconay laba dumaroo meesha wax ku karinaya waxayna ahayd heteel cunto ayaan soo marnay waan soo dhaafnay waxaan nimid koonihii kale gabadhii ila socotay inan ay dhashay oo u qurux badan oo labisan ayaanu u nimid […]
Riyada xaafada aan jaarka la ahay oo safar galayo

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN JASAAKUMULAHU KHAYR ALLAH MACAK waxaan ku riyooday xaafad aanu jaar nahay oo bus fuulaya gabadh laba caruur ah inanteeda iyo wiil safar ayay aadayeen geeri mise wax kale ma xasuusto lkn way safrayeen gabadha caruurta dhashay ayaa igu lahayd guriga biyaha iisoo xidh waa ilaa eedaankii subax waxyar […]
Riyada ani iyo islaan ninkayga qaraabadiisa ah oo ilmo soo qaadayna

Su’aasha: Asc walaha daruuro waxan ku riyooday ani oo islaan aan aqaano oo ninkayga qaraabadiisa ah wiilyar oo qurxan kasoo qadanaya oy igu leedahay dhaqtarkii maxuu ku soo dhahay hada seed dareemaysaa ana aan leeyahay wan fiicanay wuuna isoo fasaxay waxba maqabtid buu idhay waxaayna ila ahayd in aan dhaqtar jiray oon soo caafimaday waxaana […]
Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar cayaarsiinaysa

Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar cayaarsiinaysa Su’aasha: Asc wll waxan ku riyodey ano haya ilmo yar oo buuran oo qurux badan hooyadina nala joogto aniga ciyaarsinayey waxn u xidhayey saacad gacanta lagu xirto mahadsanidin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo wanaag inay kuusoo dhow yihiin riyada qabashada ilmaha yaryar waa riyo fiican oo khayr […]
Riyada ilmo qurux badan iyo suuqa khudaarta

Riyada ilmo qurux badan iyo suuqa khudaarta Riyada: Asc wll waxn ku riyodey riyo Sidan u dhaceysa aniga oo rer isleyneyno kadib an kaso baxsadey waxn u mid walashey waxn wadnay wiilyar iyo inan yar aad u qurux badan dhar quruxbadan wata ilmihi yara ban xanbarey wilkii ila qiyas 5 jir bu aha waxn laha […]
