Riyada wiil labo sano jir ah oo igu kaadinayo

Riyada wiil labo sano jir ah oo igu kaadinayo

Su’aasah: Asc waxan ku riiyooday wiil aan dhalay oo laba sano jira asaga ok dhabtayda saaran igu kaadinaya maxay noqon karta riyada kadiida caruurta. Jawaabta: Riyada waxay tilmaammysaa inaad heli doonto arsaaq iyo nolol fiican iyo farxad, waxaa kaloo riyada ay noqon kartaa ilmahaas inuu dhali doono mustaqbalka farac badan, guud ahaan riyada kaadida ilmaha […]

Riyada yaxaas ilmo yar cunay webiga dhexdiisa

Riyada yaxaas ilmo yar cunay webiga dhexdiisa

Su’aasha: Asc waxaan ku riyoodey aniga oo wabi gadaashiisa jooga dhulka dhan wada biyo ah wabiga waxaa ag joogey wiil yar kadib yixaas ayaa qabsadey anigane aad ayaan unaxsanaa biyaha meel aan uga gudbo malaheen markuu yixaaski wiilki yaraa cuney ayaan is dhahay biyaha dhax mar ka dib waan soo dhax marey aniga iyo wiilal […]

Hooyadey waxay ku riyootay ilmo habaryar ay u tahay

Hooyadey waxay ku riyootay ilmo habaryar ay u tahay

Su’aasha: ASC wll allaha ku barakeyo hoyo waxey ku riyotay ilmo habaryar ey utahy aye utagte wey is salamen waxe dhehen guryaha magali karno aabo ayan ka cabsanena aye dhehen iyadane wey ooynse sa id aye u onesay. Waxe aragte gabadheda oo lug hilib wadato ane iso radi hilib aye dhahde. Shukran Jasakallah Jawaabta: Riyada […]

Waxaan arkay wiil ii keeni jiray rooti

Waxaan arkay wiil ii keeni jiray rooti

Su’aasha: Asc waxaan arkay wiil ii keeni jiray rooti , wiilkana hadda soo baxaayo waaye anoo ku dhahaayo isii ciideyda , midkaas oo rootoga roon isii wuu isiiyay , kawaran. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad wax heli doonto lacag ama arsaaq kale waliba si fudud aad ku heli doonto, rootiga waa arsaaq  kuu imaan doonto […]

Riyada wiil yar gacanta ka gubanaya

Riyada wiil yar gacanta ka gubanaya

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyodey wiil yar oo gacanta ka gubanaya olol ka baxayo kadib wiil an garanyo inta uu sibada surwaalkiisa furey ku kaadinaya si uu ugu bakhtiiyo maxay noqon karta mahadsanidin. Jawaabta: Riyada waxay ka digaysaa arrimo aan fiicnayn inaad la kulmi doonto oo qaab daran waxaa laga yaabaa inaad la kulanto […]

Riyada naag fanaan ah oo uur leh

Riyada naag fanaan ah oo uur leh

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riyodey gabadh caana oo fananad ah la dhaho hodan Abdirahman iyada oo uur ila sagal bilood ah leh iyo wiilkle ila 4jira wadata kadib noo timiday wiilkada u hayay talow maxay noqon karta mahadsanidin. Jawaabta: Maalmaahan soo dhow waxaad ogaan doontaa arrin kaa qarsoonayd oo aad ku farxi doonto, qofkii […]

Riyada yaxaas qabsanaya ilmo yar

Riyada yaxaas qabsanaya ilmo yar

Su’aasha: Asc , nin wuxuu arkay asaga , xaaskiisa iyo canugiisa yar oo wiil ah ku jiraan wabi, yaxaas ku soo baxday waxay qabsatay wiilkii , ninka wuu qayliyay ka qabo wiilka qabsatee waa laga dhiciyay wiilka , maxay noqoneey ? Jawaabta: Qof khiyaano badan oo xaasid ah ayaa dhib idin geysan raba waxaa kugu […]