Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato

Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato Su’aasha: Waxaan ku riyooday mas dharka aan wato dhexgalaya , meel walba jirkayga ka mid ah maray, ka bacdina dad ayaa iga saaray maskii, riyadaas maxa lagu fisiri karaa ,idinkoo mahadsan bahda daruur media Jawaab waafi ah iga siiya. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow is qarinaya […]
Riyada surwaalkeyga oo lumay hadana aan helay

Su’aasha: walal waxaan kuriyooday anigoo meel kadaahsan oo aan surwaalkeega wenayo hooyo ayaan isku dagaalena surwaalkas kadib waxyar kadibna waa helaa surwaalka aan radinayy fasirkeda idinka suga Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin inaad ka daahi doonto oo muhim kuu ah, inshaa Allaah khayr Ilaahay haka dhigo.
Qofkii ku riyoodo asoo loo keenayo khamiiska nabiga (SCW)

Qofkii ku riyoodo asoo loo keenayo khamiiska nabiga (SCW) Riyada: Asc bahda daruuro gabar walashay waxay ku riyootay iyadoo loo keenay khamiis cad oo lagu dhahay hoo waa khamiiskii Nabi muxamade scw. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ikhlaas iyo daacadnimo iyo wanaag, qamiiska cad waa khayr iyo nadiifnimo, hadduu yahay khamiiskaas khamiiskii nabiga (SCW) waa wanaag […]
Riyada anoo xiran khamiis cad iyo cimaamad oo nuur iga baxaayo

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo qamiis cad iyo cimaamada waato oo nuurka iga baxaya waana socday. Marka riyada xirada qamiiska iyo cimaamada maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto ikhlaas iyo qalbi nadiif ah oo Allana uu ku siin doono dhowrasaan iyo dacaadanimo, ku dadaal meesha […]
Xaaskayga ayaa ku riyootay anigoo labis qurux badan wata

Su’aasha: Asc Daruur.com, xaaskayga ayaa ku riyootay anigoo labis qurux badan wata kadib waxay iwaydiisay halkeed tagaysa waxaanan ugu jawaabay salaadda jimcaha ayaan usocdaa Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo nabad in reerkiina ku soo degi doonto, inshaa Allaah riyada waa riyo wanaagsan, noloshiinana inay sii fiicanaan donto, adigana inaad wax fiican heli doontid oo […]
Riyada laba funaanadood cad oo aad u qurux badan

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO IIBSO LA ILEEYAHAY GARAN IYO FUNAANAD CADOO AAD U QURUX BADAN 25000 KUN SHILIN ANA WAAN KA HELAY QURUX DOODA ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub inaad gali doonto sidoo kale inaad dhowr […]
Riyada gabar dhar dhaqayso oo agteeda qarax ka dhacaayo

Su’aasha: Asc walaal waxan ku riyooday Anigo dhar dhaqaayo askar Aya agteena Marty wayna iga shakiyeen waxay dhahen halkan miino ku duugan Meshan biyo Aya ku jire Iyaga dhaxdoda iskhilaafay isla marki qiiq Aya kace Wixina way qarxen dadna wax Kuma gaarin Maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waa khayr inshaa Allaah wixii dhib iyo murugo […]
