Waxan ku riyodey ano dhar dhaqaayo biyaha ku dhaqayna dhulka ku dadiyey

Waxan ku riyodey ano dhar dhaqaayo biyaha ku dhaqayna dhulka ku dadiyey

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyodey ano dhar dhaqaayo biyaha ku dhaqayna dhulka ku dadiyey kadib habaryarahey iyo famligyga qar ayan suugo ukarinayey iyana wey isugayen cunadi u kariyeyna wan sii waxn aheyd afur no karineysa kadib waxa itimid gabadh an quranka wada dhigan jirney wada shekysaneyn qurankii maxay tahy wll jasakalah. Jawaabta: Riyada waxay […]

Riyada googorad qurux badan anoo xiranayo

Riyada googorad qurux badan anoo xiranayo

Su’aasha: ASC WAAN IDIN SALAAMAYAA WALAL. WAXAAD II FASIRTAAN RIYADA GOOGORADA AMA MARADA DIRACA LAGA HOOS XISHO MAGAC AAN AHAYN GOOGORAD UMA AQAANO CAFWAN WAXAAN KU RIYOODAY ANOO XIDHANAYA GOOGORAD QURUX BADAN ILAA XAD OO DHALDHALAAL LEH AAD NA AAN UGU FARAXSANAA ISOO FASIRA WALAL WAXAANA AHAY HOOYO XAAS AH. Jawaabta: Riyada dharka hoose laga […]

Waxan ku riyooday anigo joogo meel aan wax ka barto iyo maamulaha

Waxan ku riyooday anigo joogo meel aan wax ka barto

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo joogo meel aan wax ka barto walalkey aya ila socdo oo buug wato mamulaha aya i dhahay waxas kuuma dhigayo maxaa isiine ane wax maba dhiganoyi ayan dhahay fasalada ayu galay dadka exam aye galayen markas aso igu qelinayo ayu dhahay albabka ka leexo dadkan […]

Riyada nin dhar wasakh leh xiran iyo anoo dhar nadiif wata

Riyada nin dhar wasakh leh xiran iyo anoo dhar nadiif wata

Riyada nin dhar wasakh leh xiran iyo anoo dhar nadiif wata Su’aasha: Assalaamu caleykum waxaan ku arkay nin wada shaqeyneen oo uxiran dhar wasakh ah, anigana xiranahay dhar nadiif ah, waana wada sheekeysanay , maxay noqoney?. Jawaabta: Dharka wasakha wuxuu tilmaamaa qofka inuu ku kaco falal aan wanaagsanayn ama dambiyo waxaa laga yaabaa digniin inay […]

Riyada walaasha oo dhar wasakh xiran

Riyada walaasha oo dhar wasakh xiran

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyodey walashey ama inadertey oo xidhan dhar aad u uskaga ah hooyadey ku ledahay maxa iskagah sari weydey dharkn uskga imtixan ayey galeysay isku diyarineysey. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in walaashaada iyo dad kale dagaal ka dhexeeyo, kuwaasna waa dad iyada neceb oo ka maseyraya, waxaa kaloo uu tilmaamaa dharka […]

Riyada anoo dhar wata ayaa askari i joojiyay

Riyada anoo dhar wata ayaa askari i joojiyay

Su’aasha: Asc waxaan arkay anoo wato bac dhar ah kana mida qamiis oo qurux badan , waan socday waxaan arkay askari meel baaritaan fadhiyo wuu qabtay bacda waala baaraa buu dhahy , waan iska baxay , abaar kadib waan soo noqday , wuxuu iga dhahay waa ok lkn wax yaraa jira , maxay noqoney ?. […]

Riyada dharka ilmaha iyo naag duq ah

Riyada dharka ilmaha iyo naag duq ah

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyooday anigoo dhar badan oo meel yaalo ayan kala baxay dhar wana dhar caruured waxan ka qaatay dharka ilmaha yariska naag duq oo basto cuneso aya la jogtay dharka. Jazakaallh Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto khayr badan iyo nolol wanaagsan iyo cimri dheer dharka wuxuu tilmaamayaa wanaag iyo […]