Riyada beer masjidka lagu dhex cunayo

Riyada beer masjidka lagu dhex cunayo Riyada: Asc waan ku salamay gudomiye Waxaan ku riyoday anigoo masajid jooga dhexdisa fadhi quruxbadan dad happy ah oo joogay aqiyaar u ekaaa sadax nin ayaana looga aqrinayay ruqiyah isla masajidkaas oo waxa ka mid ahaa sadaxdaas mid aan garanaayo oo ganacsade ah isla gobolka aan joogno masajidki dhexisa […]
Riyada burka dhuumasho lagu cunayo maxay noqon

Riyada burka dhuumasho lagu cunayo maxay noqon Riyada: Asc wllo waxan riiyo ku arkay anoo si dhuumasho ah ku cunaya burka la shiilay Burka la duba (Burshiil), waana cunayay anoo guriga dhexdiisa kala soo baxaya waxana ku dhex cunayay guri dhexdiisa kuwa badan bac ayay ku jireen aaad ayuu u macana. marka maxay noqon karta […]
Riyada canabka cagaaran oo soo lalalman

Su’aasha: Waxan ku riyooday anoo ku jiro meel beer u eg guri ku ag dhow waxaa ku yaalla canab cagaaran oo badan qaarkoodi way bislaadeen qarna wali ma bislanin marka waan goosan rabay sidaas ayaan kusoo tosay riyaca cenabka maxay noqon karta. Jawaabta: Canabka waa khayr aad u badan qofkii ku riyoodo cinab wuxuu helaa […]
Riyada niman cunto lala cunayo maxay noqon

Su’aasha: waxaan kale Oon ku riyoday nin garwayn leh muslim ah qolkayga daaqada banankenda taagan oo aad iso foorinayo on ka naxay an la dagalayo katag mesha ano leh anigo wali qolkayga ku jiro kadib waxaa yimid wax aad moodo inu roob dayo bisado yaryar oo tiro badan ayaana kuso faniinay daqadayda oo gudaha kuso […]
Riyada shinbiraha badan oo soo hoobanaya

Riyada shinbiraha badan oo soo hoobanaya Riyada: Asc waxan ku riyooday (1) shimbiro badan oo duulaaya e soo dhaadhacaaya dhulka oo cunto u daadsantahay magalo busy xafadao isaraaran oo kale ah oo ay xitaa cuntada shibirahu u sarantahay gawaarida dushooda. Fasirka: Riyada shinbiraha soo hoobanaya waxay tilmaamaysaa hanti badan oo dhib la’aan lagu helayo, sidoo […]
Riyada cunto agtaada lagu cunayo aadan wax ka cunin

Riyada cunto agtaada lagu cunayo aadan wax ka cunin Riyada: Asc walaal waxaan ku riyooday habeen dhaxdaas anoo guri dariskeena wax laga cunaayo anna aan ka xishoonaayo hadana raashiinka cid soo cun igu dheheyso majirin anigana arintaas ayaa ciil badan iga hayey, maxaa lagu fasiri karaa riyadaas oo kale wllo. Fasirka: Riyada cuntada la cunayo […]
Fasirka riyada rootiga ama muufada

Su’aasha: Walaal maxaa lagu fasiraa qofkii riyo ku arko asoo rooti cunaya rootiga wuxuu cunayaa asoo macaan badan wuuna carfaa caraf aad u fiican marka maxaa lagu fasira rooti fadlan jawaab degdeg. Jawaabta: Rootiga haddii riyo lagu arko wuxuu tilmaamayaa nolo fiican, qofkii arko asoo cunaya rooti ama muufo wuxuu helayaa nolol aad wanaagsan waa […]
