Riyada cusbada ama milixda

Riyada cusbada ama milixda

Riyada cusbada ama milixda Riyada: Qofkii riyo ku arko qof cusbo qofka siinaya oo cusbada ay tahay mid aad u cad si fican u shidan markaas qofkii wuu ka qaadanayaa cusbada riyada maxa lagu fasiri karaa. Fasirka: Cusbada waa wax wanaagsan oo khayr ah wuxuu noqon karaa arrinkaas xaalad wanaagsan oo qofka lasoo gudboonaanaysa, marka […]

Riyada qofka asoo cunaya cunto macaan ah

Riyada qofka asoo cunaya cunto macaan ah

Su’aasha: Asc wllo Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo cunaya cuno aad u macan malab camal ah marka maxay noqon karta Fasiirka Riiyada Cuntada macan qofka cunaya. Jawaabta: Riyadan waxay tolm,aamaysaa bishaaro aad u wanaagsan, inaad heli doonto mustaqblka hanti badan oo sahal kaaga dhigayso inaad cunto wax kastoo naftaadu jeclaato, guud ahaan cuntada […]

Riyada cuntada maxay noqon

Riyada cuntada maxay noqon

Riyada cuntada maxay noqon Riyada: Qofka haduu arko asoo cunaya hilib iyo bariis iyo moos maxaa la dhihi karaa fasirka riyada hilibka wuxuu u muuqdaa inuu yahay hilib ide oo cadiin badan leh sidoo kale meesha  waxaa yaalla maraq cad oo si daran usoo carfaayo. Fasirka: Cuntada guud ahaan waxaa lagu fasiraa arsaaq badan, gabar […]

Liin dhanan ayaan ku riyooday waa maxay

Liin dhanan ayaan ku riyooday waa maxay

Su’aasha Waxan ku riyoday anigoo saxan baaris ah wado  korna hal iyo haaf liin dhanaan ah ka saran yihin nin an garanayo oo dariskayga ah ayaa igu yiri liin isii marakasan midi haaf ka ahayd siyay liin xoogaa yara madow bay ahayd lakin biya badan ayaa ku jireen markas ayu ninkii wax yar riixay misa […]