Riyada kariska raashinka

Riyada kariska raashinka

Su’aasha: waxaan Ku riyooday oo kale nin aan aqaano oo raashin karinaaya digsi Ku karinaaya suugo cunta Karis camal Ku jira. Jawaabta: Riyadan waxay tusinaysaa hanti badan inaad heli doonto, kariska cuntada guud ahaan waa khayr badan iyo maal badan, waa riyo wanaagsan oo bishaaro ah. Shardi ma aha inaad adiga kariso cuntada xataa haddaad […]

Riyada cuntada laga helayo qof dhintay

Riyada cuntada laga helayo qof dhintay

Su’aasha: ASC Dhamaan hawl wadaneeda pagkan waan salaamay, salaan ka dib waxaan jeclahay inaad ii fasishaan riyo aan xalay ku riyooday. Waxaan ku riyooday nin suldaan ah, oo aan garanaayo laakiinse imikan aan noolayn ayaa cunto i siiyey cuntadaasi waxay ahayd cunto caydhin oo isugu jirta, Bariis, Baasto iyo Caane boodhe. Niman qaraabadiisa ah ayuu […]

Fasirka riyada cunitaanka sokorta

Fasirka riyada cunitaanka sokorta

Fasirka riyada cunitaanka sokorta Riyada: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo Sokor cunaya meel dhagax ah waana sokor Cad. Fasirka: Cunitaanka sokorta ama macaanka marka riyo lagu arko waxaa lagu fasiraa nimco iyo raaxo iyo jago ama darajo, qofkii ku riyoodo asoo sokor cunaya wuxuu helayaa khayr badan sidoo kale cunitaanka sokorta waxaa lagu fasiraa […]

Riyada nin gabar ukun siinayo

Riyada nin gabar ukun siinayo

Su’aasha: Manto Jimca ahna Bacdul duhur ban seexday waxan ku ku riyoday iyado nin ukun isinayo shekh micneheda iisheg allah ku bara keye. Jawaabta: Riyada ukunta waxaa lagu fasirayaa marka uu ku riyoodo qof xaas ah ilmo qof doobna waxaa loogu fasiraa guur, haddaad gabar tahay riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto. siiba nin ayaa […]

Riyada cunintanka geedka tiinka

Riyada cunintanka geedka tiinka

Riyada cunintanka geedka tiinka Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo midha geedka ay soomaalidu tiinka u taqaano cunaaya oo intaan maydho dabadeed aan cunaayo. Jawaabta: Riyada cunidda geedka tiinka waa riyo fiican wuxuu tilmaamaa arsaaq badan oo barako leh, wuxuu tilmaamaa hanti badan oo qofka si sahlan ku helayo, geedka tiinka waa geed dhadhan macaan leh, […]

Fasirka riyada timirta marka la cunayo

Fasirka riyada timirta marka la cunayo

Fasirka riyada timirta marka la cunayo Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday anigoo timir cunayoo riyadaa maxa lagu fasirii karaaa. Jawaabta: Riyada cunidda timirta waa riyo aad u wanaagsan waxaa lagu fasiraa arsaaq badan iyo hanti kayd oo qofka uu wax ka cuni doono. sidoo kale waxaa lagu fasiraa iiman iyo quraan akhris timirta waa cunto […]

Riyada Sambuus lagu cunaayo maqaayadda

Riyada Sambuus lagu cunaayo maqaayadda

Su’aasha: Walaal saakay salaadii subax ka dib markaan hurdada ku noqsaday waxaan ku riyooday anoo meel maqaayad ah, sambuus ku cunaayo waxaan cunay 3xabo oo sambuus ah iyo xabad macshara ah, markaasaa nin i ak fadhiyay xabad ka mida sambuuskii uu ila cunay markaasaa lacagta sambuuska markaan qiimeynay 11,000sh.So ayay noqotay anna lacag baan heystay […]