Riyada garaw aan cunaayo oo caano leh

Su’aasha: waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo cunaaya garaw caano leh oo aad u macaan aad waan ugu faraxsanaa waxaanu ku jiray madiibad gudaha cad waxaa iikeentay gabadh hada lkn ma xasuusto cid ay ahayd Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo nolol fiican iyo hanti xalaal […]
Riyada geed dheer aniga iyo laba nin

Riyada geed dheer aniga iyo laba nin Riyada: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday aniga geed green ah oo wayn fuulay waanan iska fadhiistay oo waxaan ku cunaayay cunto iyo biyo oo ay iga soo daba fuuleen laba nin oon garanayo kabacdina iyaguna laamo inyar iga hooseeya ay […]
Riyada sabaayada ama laxooxda

Riyada sabaayada ama laxooxda Riyada: Asc waad mahadsantihiin marwalba XAYAAKUMULAAH WAXAAN KU RIYOODAY ANOO U IMID HOOYADAY ILAAHAY HA XAFIDO E OO SAMAYNAYSA SABAAYAD AMA LAXOOX KABACDI INTAAN SALAAMAY AANKU LEEYAHAY CAAWA MA SABAAYAD BAAD SAMAYNAYSAA HAA OON LEEYAHAY ISOO SII ALLAH MAHADLE. Fasirka: Riyada waa arsaaq khayr qabto, cuntada la karinayo waa nimco Ilaahay […]
Riyada hooyadayda oo na casuuntay

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba Sida fiican ee dag daga badan eed noogu adeegtaan Waxaan ku riyooday aniga iyo dhilinyaro kaloo badan oo gurigayga hooyadayday nagu casuuntay casuumada aad u macaan oo fara badan oo kala nooca waxaan ka xasuustaa peanis suugo hilible iyo pizza oo aad u macaan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]
Riyada baasto iyo gabadh qurux badan

Riyada baasto iyo gabadh qurux badan Riyada: Asc mahadsantihiin Waxaan ku riyooday anoo Boosto iibsaday oo xaafad intaan tagay Kabacdi aan galay makhsin sariirwayni taalo oo go’ cadi ku goglan yahay Dhinaca kale ayaa waxaa sariirku jiiftay Inan aad u qurux badan oo mar aanu arimo guur isla soo qaadnay Iyadoo dharcad xidhan waan imid […]
Riyada adoo soor cad oo macaan cunaaya

Su’aasha: asc wr wb sheekh waxaan saaki ku riyoodey anigo xaaskega ii keentey soor macaan badan oo aad ucad oo caano ari laigu darey soortii marki hore maraq an macaanen aya la igu darey markan cuni waayey ayaa waxey ikentey maraq kale oo macaankisa aan ulayaabey soorta ad buu ucadaa caanaha sido kale cadan zaaid […]
Riyada anigoo cunto cunaya oo dad caawinaya

Su’aasha: Asc waadku mahadsantihiin tixgalintiina Riyada anigoo restaurant Cunto ka oo biyo cabaye cunaayo hilibna safari ku qaadanaya gabar yaroo indho waawayn oo aad uqurux badanina ilahadlayso iyadoo qoslayna Ayaa waxaa ila jooga isna oday aanu sxbo nahay oo meeshu macaa waxay leedahay Hurdo Ayaa odaygii aanu sxbka ahayn ii yimid oo waxuu igu yidhi […]
