Hooyaday waxay ku riyootay bakhaar wayn iyadoo dhex joogta

Su’aasha: Asc allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxay hooyaday ku riyootay bakhaar wayn oo dheer oo waxwalba yaalaan iyodoo dhex joogta Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo arsaaq fara badan iyo khayr badan waa riyo fiican. Bakhaarka guud ahaan waa cunto xalaal ah marka riyo lagu arko inshaa Allaah hooyadaa Ilaahay […]
Waxan ku riyodey walashey 5 jira oon xanbaarsanahay

Su’aasha: asc wll ifasir riyadan Waxan ku riyodey walashey 5 jira oon xanbaarsanahay gacantana waxan ku sitey cunto bisil oon laha weynu cuneynaa kadib wa socdey cabar socdey geedba i qabsadey wan dhibtoodey kadib hablo mesha joogay ba iga furfurey kadib sidiban socodki isakaga watey walasheydi an xamnbarsana ma isu bedeshey inanyaro qurux badsn marada […]
Riyada gabar sun cunto kugu darayso

Su’aasha: Wanan ku riyooday haweenay eedo I ah OO Aabahay furay 5 caruur ahna u dhashay inay iyada iyo caruurteeda ciil inoqaban gabar kamid ah caruurteeda wan isla noolnahay hada marka waxaan ku riyooday iyado sun cuntada igu dareyso aniga shaki ayan kaqaba wa sidan riyada ku arkay si ay idisho lakin marka dabhan lofiriyo […]
Riyada aabahay oo bun iyo cambuulo cunaya?

Su’aasha: Waaku salaamay sxb qaaliya Waxaan ku riyooday habeen sii horeysay anigoo jiifo aqal gurigeena ku yaalo oo naga dumay hadana hurdo rafasho ku jiro ka dibna intaan soo kacay subax salaad ah isla riyada dhexdeeda aan guriga ugu galay aabahay oo bun cambuulo iyo daango cunaayo oo sali u fidsan markaasuu aabahay i dhahay […]
Riyada gabar yaanyo suuqa ku karinayso

Su’aasha: Asc Sheikh allaha ku barakeyo waxan ku riyooday markale ano suuqa qudaarta joogo waxan arke inuu qof kaste wax karinaayo waxan arke dab banan yaanyo ayaan ku kariyey wan ka tagay hadane waan usoo laabte gabar ayaa imaate yaanyadii dhamaan ayee mel ku shubatay iyado is kibrineso wan ka soo tagay. Jawaabta: Riyada waxay […]
Riyada cunitaanka qaraha ama xabxabka

Riyada cunitaanka qaraha ama xabxabka Su’aasha: asc wllo waxn ku riyodey ayeedey iyo hooyadey oo cunayo xabxab ama qare madow ana waxn ku laha wa maxay qarahan madow. Jawaabta: Riyada cunida qaraha ama xabxabka madow waxay tilmaamaysaa jirro iyo dhibaato, xabxabka madow markuu yahay waa marka uu hallaabay oo xumaaday oo bushi galay, marka riyada […]
Riyada boorash oo saaxiibka lala cunayo

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyooday aniga iyo wiil aan saxiibo nahay oo mar aan wada daganeeen aan u imaaday asaga oo boorash aad u macan karinaya kadib waan la cunay macanka boorashka markan jeclaaday baan iibsaday laba bakad oo boorash ah si aan u karsada. maxay noqon kartaa fasiirkeeda. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]
