Riyada qaadashada raashin la qaybinayo

Su’aasha: Asc ugu horayn webka daruur Waxaan ku riyooday inaga oo qaadanaya raashin meel laga bixinaayo waliba aniga daldalanaya riyadaas maxay iiga fasiran tay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto arsaaq waasac ah oo si sahlan ayaad ku heli doontaa, marka inshaa Allaah waa khayr.
Riyada anoo Sooman oo hadana is ogeyn wax cunay ka dibna cuntadii oo afka igu jirta iska tufay

Riyada anoo Sooman oo hadana is ogeyn wax cunay ka dibna cuntadii oo afka igu jirta iska tufay Riyada: Waa ku salaamay saaxiib qaaliya sidee tahay waxaan kaaga mahad celinaa sidaad marwalba riyooyinka aad igu micneyso tankale waxaan xaley ku riyooday anoo sooman ayaa waxaan tagay guriga habar yartay oo markaas raashiin bisil ka karsanaa […]
Riyada qof hooyadiisa raashin usoo iibiyay

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo hooyaday muddo arkin u socda oo wada rashiin iyo saliid kuwas oo u soo iibiyay kadib intan guriga gaarin waxaa wadada ii istaagay ciidan kuwas oo lacag laaluush ii weydiina kadib hooyo imaaday meesha oo la hadlaysa askarta. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamysaa in dad aysan kula rabin […]
Riyada meel cunto bisil lagu dhiibaayo

Riyada meel cunto bisil lagu dhiibaayo Riyada: Asc waaku salaamay wll waxaan ku weydiin xaley ayaan ku riyooday anoo joogo meel cunto lagu cunaayo ma kala saari kari inay maqaayad ahayd iyo inay meel kale ahayd waxaana sameeyey hilbo cuntada saarnaa inaa bac ku xirto ka dib markaan hilibkii afka galiyey xalwiyaad ayuu isku badalay […]
Riyada cuntada bariiska iyo digirta saaxiib lala cunayo

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo la jooga wiil aan saxiibo oo igu dambeyday muddo 9 sano waxana la cunayay Cunto Bariis iyo Digir wali si dhuumalaysi ayan ku cunayay cuntada. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa saaxiibkaaga wanaagga idin ka dhexeeyo iyo qiimaha aad isu haysaan, sidoo kale inaad ku kulmi doontaan khayr iyo […]
Naagteyda iyadoo oodkac cunayso ayay ku riyootay

Su’aasha: Asc marka here waan idin salamay naagteyda uur leh ayey ku riyootay iyadoo codkac cuneyso. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xaaskaaga inay si sahlan ku dhali doonto dhib la’aan sidoo kale inay dhali doonto cunug khayr la socda cunug bishaaro wata, waa riyo aad u fiican, riyada naagta uurka leh hilib cunaysa waa riyo khayr […]
Riyada baastada lala cuno qof madax ah

Riyada baastada lala cuno qof madax ah Su’aasha: Asc waxan ku riiyooday anoo Cunto Baasto dhaadheer la cunaya nin madax aan wada shaqeyna. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamysaa inaad gaarayso meel sare sidoo kale inaad helayso jago fiican sidoo kale inaad ku guulaysan doonto shaqadaada, astaanta qofka madaxa ah waa wax fiican waxaa kaloo fiican cunto […]
