Riyada Eyga layska raacdeynaayo

Riyada Eyga layska raacdeynaayo

Riyada Eyga layska raacdeynaayo Riyada: Waxaan xaley dhan ku riyoonaayey iyadoo gurigeena uu Eey soo galay anna aan raacdeynaayo oo dhagax ku tuuraayo riyadaas maxaa lagu fasiraa. Fasirka: Waa dad kaa masayrayo oo xaasid kugu ah aad bursanayso, eyga waa cadow daciif ah oo kuu dhow, marka riyada waa digniin iska jir dadka qaarkii iska […]

Riyada qof xabbad kugu soo ridaya

Riyada qof xabbad kugu soo ridaya

Su’aasha:  Aniga iyo qof kale oo jidka Isla marayna ayaa mid Ku tuuray dhagax nin gaari qatay kadibna aniga iyo qofkii Ila socday waan cararnay oo waaxaa nasi bursaday ninkii gaariga qatay oo xabad soo ridaaya kadib waxaan aragnay ninkii oo qoslaaya kii nasoo bursanaayay oo waxuu ridaayo tahay baaruud waan Isla joogsanay. Jawaabta: Riyada […]

Fasirka riyada fowdo dalka ka dhacayso

Fasirka riyada fowdo dalka ka dhacayso

Su’aasha: Walaal waxa aan ku riyoodey dalka oo foodo weyn ka dhacday xabado la isku ridayo dadka shacabka ahine ee marba dhinac u ordayaan aniga xitaa dhinacayga aan ka ordayo kadib 3 quf ayaa isoo bursaneysa wax hub ah ma wataan anigane waan ka cararayaa waxaan ka korayaa meel buur ah kii isku daya buurtaa […]

Fasirka riyada qofka maxkamada looga yeerayo

Fasirka riyada qofka maxkamada looga yeerayo

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday nin lacag badan igu leh oo maxkamada sare iga soo dacweeyey balse reerka wiilka ayaa ii diifacaya ayagoo dhahaya ninkan waxbo kuma lihid. Deg deg iga soo jawab. Jawaabta: Riyada maxkamada waxay tilmaamaysaa qofka inuu qaladaad ku jiro oo laga rabo inuu kasoo baxo, maxkamada waxay tilmaamaysaa dambi […]

Riyada rag hubaysan oo weerar meel kusoo qaadaya

Riyada rag hubaysan oo weerar meel kusoo qaadaya

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey xaley Anigoo jooga goobta shaqada waxaana iiyimid niman aan wanaagsaneyn qoryo wata balse Aniga aan idileyn lkn badeecda meesha taal ayey xabad ku dhufanayeen anigane indhaha ayaan ka fiirsanayey ma hadli karin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiraan noloshaada soo gali raba oo aan wanaag kula rabi waa dad cadow […]

Riyada shaqada laga daahayo maxay tahay

Riyada shaqada laga daahayo maxay tahay

Su’aasha: Asc wlllo waxan xalay ku riiyooday anoo shaqada ka daahay oo xilli late time ah tagay marka fasirka riiyada shaqada laga daahay maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada ka daahidda shaqada waxay tilmaamaysaa inay jiraan waxyaalo kaa reebaya inaad gaarto dantaada. Sidoo kale waxay tilmaamaysaa inay kusoo foodsaaran yihiin arrimo saamays ku yeelanaya shaqada aad […]

Riyada dad lala sacdo oo laga lumo

Riyada dad lala sacdo oo laga lumo

Su’aasha: Waxaan kaloo riyo ku arkey aniga oo lasocda asxaab aaanan aqoonin wajiyadooda meel saxara ah ayey aheyd kadib aniga waan ka dhumey meel wada saxara ah meel aan ka baxo magaraneyn waaan iska socdey mar aan meel dheer fuulo aaan kasoo dildiloomo (anooo jiifjiif usocdo) waxaan idinka sugayaaa jawaabo haduu alle idmo. Jawaabta: Riyadan […]