Riyada cago bini’aadam oo lasoo jaray

Riyada cago bini’aadam oo lasoo jaray

Su’aasha: Ascww sheikh riyada sidan ah maxa lagu fasiraa cagaha baniaadam ka inta lagu socdo ama dhulka la dhigo oo la soo jaray oo dad badan iska leeyihiin qof haayo ayan arkay waa la ii kala sheega kuwan waxa iskalahaa nin heblo kuwana naag hebalaayo aniga ma jecleysan wan ku yaqyaqsoonaa. Jawaabta: Riyada aad aragtay […]

Riyada lagu ooyo maxaa lagu fasiraa

Riyada lagu ooyo maxaa lagu fasiraa

Riyada lagu ooyo maxaa lagu fasiraa Su’aasha: Waxaan ku riyooday anigoo ooyaya waliba oohin aan qalbiga ka dareemaayo riyadaas oo kale maxaa lagu fasiraa wll. Jawaabta: Riyada oohinta marka ay tahay dhawaaq la’aan way fiican waxaa lagu fasiraa faraj iyo badbaado, laakin marka ay tahay oohinta mid qaylo daran la socoto waxay tilmaamysaa musiibo weyn […]

Riyada libaax qofka soo racdeysanayo oo uu ka dhuumanayo

Riyada labaax qofka soo racdeysanayo oo uu ka dhuumanayo

Riyada libaax qofka soo racdeysanayo oo uu ka dhuumanayo Riyada: waxan kale oon ku riyoday libaax, libaaxas oo aniga iyo dad kale oo badan dhexdena jogay misana aniga iyo qof kale oon garanayn ayuu ina so cersaday kadibna qol baan ka galnay albaabkii baan xiray qofkii ila so galay qolka waxuu furaya albaabkii ana waan […]

Riyada culayska xabadka kaa fuulaya

Riyada culayska xabadka kaa fuulaya

Su’aasha: Waxan rabaa inad ii fasirtaan riyada uu arko qofka marka uu hurada ku laabto gaar ahaan salaad subax kadib, culays xabadka kaa fuulaya sida qof ku ceejinaya oo kale wadnahana aad baay kuu garaacmayaan riyada taas maxaa la dhihi karaa qofka wuxuu soo toosaa asoo dhidid ka socda. Jawaabta: Riyada noocaas ah waa riyo […]

Fasirka riyada barambarada

Fasirka riyada barambarada

Fasirka riyada barambarada Qofkii ku riyoodo barambaro riyadaas waxay ku tusinaysaa in dhib uu jiro oo aysan haboonayn in laga aammuso ومن رأى الصّراصير فإنّ هذه الرّؤيا تؤوّل إلى أنّ هناك مشكلةً لا ينبغي السكوت عنها، Baranbarada waxay tilmaamaysaa dhibaato weyn ama balo qofka kusoo socoto, qofkii ku riyoodo baranbaro waa inuu is ilaaliyaa. Qofkii […]

Fasirka riyada geel kugusoo ordaya

Fasirka riyada geel kugusoo ordaya

Fasirka riyada geel kugusoo ordaya Riyada: Qof hadduu arko rati oo xagiisa usoo ordayo laakin aan dhib u geysan maxaa lagu fasiri karaa. Fasirka: Qofkii arko geel guud ahaan waa riyo macne badan wadata, laakin middan adiga aad sheegayso waxay tilmaamaysaa rafaad iyo dhibaato xaggaaga soo wajahan sida muuqata waad ka badbaadi doontaa, geela marka […]

Riyada hirka badda oo kacsan

Riyada hirka badda oo kacsan

Su’aasha: Asc shiiqow waxaan rabaa in riyadaan l ii fasiro Waxaan ku riyooday aniga iyo gabar aan saxipo nahay oo meel balagoon ah taaagan bada jawigeeda oo ah mid dagan hal mar ayee soo kacee waxaan ku dhax arkay bada dhacdeeda wiil aan ilmo abti nahay qof u eg inta aan wajigiisa aan safiican u […]