Riyada ciijiska saxuurta kadib maxaa keeno

Riyada ciijiska saxuurta kadib maxaa keeno Riyada: Asc wr wb wll waxaa jirto arin aan in mudo ah isku arkaayey yaraanteda ilaa hada mar mar wan isku arkaa horta yaraanteda waxaan aad uga cabsan jirey jinka dad aya maqli jirey ayago dhahaayo xaley jin aan arkey marka ana wan cabsan jirey wana kuriyoon jirey marki […]
Codka jiniga oo oohinta caruurta u eg habeenkii la maqlo

Su’aasha: Asc wwb dhamaan waad salaaman tihiin waxaan rabey in la ii fasiro riyadan”markaan qaan gaarey laga soo bilaabo habeenkii markaan seexdo oo waqti dambe aan soo kaco ama dhafar aan ku gaaro waxaan maqlaa cunug yer oo oynaya , marka dadka i ag jiifa aan soo kiciyo oon weydiiyana waxay i leeyihiin wax ma […]
Riyo nin gaal lacag kaa qaadan rabo oo aad ka badbaadayso

Su’aasha: Asc jzkllh kheyr riyadii hore waa iiga jawaabteen alle ha idinka ajar siiyo waxa kalo jirto riyo kale oo aad ulayaabey taaasoo ah aniga iyo qof kale ayaan isla soconey meel laami ah saan usocdey waxaan arkey anigo meel taag ah fuuley meshina ma ahan meel fiican waxaan isdhahey meshi kadeg wan awoodi wayey […]
Qarawga waxa keeno iyo shayga lagu daaweeyo

Su’aasha: Sheikhow wan qarwaa habeenkii oo waan hadlaa ismana ogi balse dadka i ag jiifa iisheega marka maxaa qarawga keena? Sidee oga hortagi karaa? Jawaabta: Qarawga ama hurdada in lagu dhex hadlo sababo badan ayaa keeni kara waxaa ka mid ah: qofka hurdada inay ku yar tahay ama maalintii inuu si xun u daalay ama […]
Riyooyinka tirada badan ma caafimaad darro baa

Riyooyinka tirada badan ma caafimaad darro baa Su’aasha: Sidaan 21 sano ugaley habeeno badan ayaan riyooyin arkaa qaar waan ilaawaa subaxdi markaan soo kaco qaarne waan xasuustaaa marka Riyooyinkaan tirada badan mexey yihiin caafimaad daro miyaa. Jawaabta: Riyada badan waxay tilmaamaysaa fikirka qofka iyo walwalka uu ku jiro, inta badan waxaa riyo badan arko dadka […]
Riyada rag toorey wata oo weerar soo qaaday

Su’aasha: Riyadan waxaan kuriyoodey Xaley waxeyna tahay Xili habeen anigoo banaanka iskaga caweynayo ayaa guriga waxaa yimid 3 nin oo toorey wata Anigane quf ayaa ii waramaayo markaan usoo socdey guriga waxaan arkayey dad badan oo saf ku jira sida in la isoo dhaweynayo oo kalle markaan gurigi imid 3 nin midka mid ah ayaa […]
Riyada awoowaha oo istbitaal loo wado

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riyooday Awoowgey 4 sano ka hore dhintay anoo isbitaal u wada asaga oo xanuunsan. Maxay noqon karta marka fasiirkeeda qof dhintay oo isbitaal loo wada. Jawaabta: Riyada awoowaha oo jirran waa riyo tilmaamaysa in dhibaato ay kugu soo socoto iyo walwal, waxay tilmaamaysaa wax xun inuu ku qabsan doono, […]
