Gabar nin ay lacag ka cuntay oo riyo cabsi leh ugu yimid

Gabar nin ay lacag ka cuntay oo riyo cabsi leh ugu yimid

Su’aasha: Asc bahda daruuro gabarba nin ay khayaantay oy guur ku heshiiyeen oy uga baxday lacagna ka cuntay Waxay 2 laba jeer ku riyootay iyadoo uur wacela u qaaday isla wiilkii oo dadku ogayn oo gabar lixbilood ku dhalatay u dhashay maxay noqonee Jawaabta: Riyada waxaa laga fahmayaa inay tahay digniin khiyaanada ninkaas ay khiyaantay […]

Riyada salaad subax kadib iyo tan ka horreysa tee riyo shaydaan ah

Riyada salaad subax kadib iyo tan ka horreysa tee riyo shaydaan ah

Su’aasha: Asc aad ban u salamaya bahda daruur waxa aan u baahna in la ii kala saaro riyada salaad subaxa ka dib iyo ka hor tee baa riyo shaydaan ah tee la odhan karaa waa riyo caadi thanks. Jawaabta: Riyada shaydaanka waa riyada inta badan cabsida iyo argagaxa ama qarowga la socda ama qofka inuu […]

Riyada dhalmada ilmo qeyb daanyeer ka ah

Riyada dhalmada ilmo qeyb daanyeer ka ah

Riyada dhalmada ilmo qeyb daanyeer ka ah Riyada: Asc wll wan idin salaamay guud ahaan bahda daruur wll waxan rabay riyadan inaad iisoo fasirto Wll waxan ku riyooday anigoo dhalay ilmo yar kadibna ilmaha yar qayb kamida jirkiisa uu daanyeer u egyahay kadibna aan dhogorta kaxiirayo kadibna ilma caadi ah uu noqonaayo Riyo kale waxan […]

Riyada qabuuraha mudo 7 sano igu soo noqnoqonayso

Riyada qabuuraha mudo 7 sano igu soo noqnoqonayso

Su’aasha: Asc sh waxa kuriyoodaa mudo 7 sano laga joogo ilaa caawa u dambeesay qabuuro waxee kuyaalaan gabol aan yareenteyda kusoo koray Riyada qabuuraha aad iigu soonoq noqotaa ifasir wll   Jawaabta: Riyada qabuuraha dadka markay arkaan way ka baqaan waxay u malaynayaan dhimasho kaliya inay astaan u yihiin, laakin kutubta fasirta riyada waxay isku […]

Riyada indhaha furmi waaya

Riyada indhaha furmi waaya

Riyada indhaha furmi waaya Su’aasha: Asc marar badan bishi laba Mar ama Sadax Mar ayaay igu dhahcda riyo ah inaan indhaha Kala furi waayo waliba daqiiqada ugu dambeyso ee hurdada riyadas ayada dhan daqiiqad madana waana markaan toosayo markaan indhaha iifurmaan horaan kaso toosa anoo neef tuurayo maxay noqon kartaa Asc. Jawaabta: Taas waxay tilmaamaysaa […]

Qofka arka riyooyinka badan maxaa la dhihi karaa

Qofka arka riyooyinka badan maxaa la dhihi karaa

Qofka arka riyooyinka badan maxaa la dhihi karaa Su’aasha: Sidi aan ugaarey 20 sano waxaan arkey in kabadan 40 riyo halsano gudaheeda marka maxeytahay riyooyinkaa tirada badan neh qaarna aan xasuusto qaarne aan ilaawey dhalinyaro sidaa ah ma jirtaa. Jawaabta: Dadka way ku kala duwan yihiin aragtida riyada dad waxaa jira riyadooda ay tahay dhif, […]