Qaabka looga hortago riyooyinka cabsida leh

Qaabka looga hortago riyooyinka cabsida leh Su’aasha: wsc qofkii raba inuu iska ilaaliyo riyooyinka xunxun oo cabsi leh muxuu sameyn karaa Jawaabta: Riyada cabsida leh waxay ka timaadaa shaydaanka, qofka waxaa laga rabaa inuu seexdo asoo daahir ah Sidoo kale inuu iska ilaaliyo waxyaalaha fikirka u keenaya marka uu sariirta tago. Waxaa laga rabaa inuu […]
Riyo cabsi iyo labo tuug aan arkay

Riyo cabsi iyo labo tuug aan arkay Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo sii tagaya meel waxaan sugaya baska aan raaci lahaa waxa I hor socota gabadh waa habeen waan weheshanayay se way iga baqatay way cararatay guri ayay gashay ana waan ka daba galay waxaan idhi kalay waxba kumaan yeelayne waan ku weheshanayaye […]
Waxan ku riyoodey ano niman u eg kuwa cawaanta dadka caydhsada igu caydhsanayaan meel

Waxan ku riyoodey ano niman u eg kuwa cawaanta dadka caydhsada igu caydhsanayaan meel Riyada: Sheikh ii fasir waxan ku riyoodey ano niman u eeg kuwa cawaanta dadka caydhsada igu caydhsanayaan meel buura ah oo dhaadher oo jarar ama meel aad ka Baqeysid ina ka dhacdiid kadibna aan leyahey حسبی الله و نعم الوکیل waliba […]
Waxan Ku riyoday qof hada ka hor I qayanay

Waxan Ku riyoday qof hada ka hor I qayanay Riyada: Ninba hada ka hor ganasi na dhexmaray waxu qatay wax uusan xaq u lahayn waxan Ku riyoday asiga iyo nin kale iyo ani o wada fadhino iyo anigo dhahaayo ha ola Hadlin la shekeso ninkan asa sxb tijIbe iyo ani dhahay ma ilowday waxad Samaysay […]
Riyada qofka oo meel dheer kasoo dhacaayo

Su’aasha: scw qofkii arko asoo guri dheer dhowr dabaq ah kaso dhacaayo maxaa lagu fasiri karaa, wuxuuna soo toosaya asoon soo dhicin laakin qarka u saran inuu so dhaco Jawaabta: Culimada riyada fasira waxay sheegeen qofkii arko asoo meel dheer kasoo dhacaayo waa qof ka baqaya arrin muhim u ah oo walwal ku hayso, cabsidaas […]
Tartan orod aan qof la galayo isaga kob igu cabsiinaya

Su’aasha: Asc wr wbr; Riyada waxay kusaabsantahay wiil aan garanayo ayeenu tartan orod wada galnay orodkeega zaaid ayuu ahaa oo wiilka aan latartamayay wuxuu dhahayay subxana allah orodkaaga waa zaaid laguma qaban karro oo anigaa orodka kaga horeeyay kadib wuxuu bilaabay inuu kab iisoo baxsado oo iiga cabsiiyo anigana kabta sida bahal ookae uga cabsanayay […]
Qof riyo ku arkay asoo laga dalbanayo qof kale inuu dhiig u shubo

Su’aasha: Walal nin sxbky ah ayaa todobaad kahor dhiig shubay wuxuu ka qayb qaatay campaign dhiig lagu sadaqaysanayay, laba habeen ka hor ayuu riyooday waxayna ahayd riyadu in looyimiday oo lagu yidhi dhiig iska shub qof ubaahan ayaa jiree isagna wuxuu ku jawaabay maalin dhawayd ayuunbaan dhiig shubay marka wali lama gaadhin wakhti aan dhiig […]
