Riyooyinka masoo kala hormari karaan marki lagu riyoodo

Su’aasha: Riyooyinka masoo kala hormari karaan marki lagu riyoodo riyo sanad ka hor aheyd iyo mida bilkahor aheyd midi dambeysey masoo hormari kartaa mise sidey ukala horeeyaan ayey iskugu xigaa. Jawaabta: Way soo kala hormari karaan way dhici kartaa riyooyinka qaar inay soo daahaan oo ay gaaraan dhowr sano, oo riyo kale aad aragtay degdeg […]
Riyada qof shaydaan ka dhuumanayo oo albaabka kasoo xiranayo

Riyada qof shaydaan ka dhuumanayo oo albaabka kasoo xiranayo Riyada: Asc, Walaalaha daruur. Salaan kadib. Waxaan habeen dhaweyd ku riyooday shaydaan aan ka galay guri kadib albaabka aan kaso xidhay. Albaabku waa laga dhex arkayey qofka banaanka jogaa. Waxan bilaaway inaan Quraan akhriyo kadib shaydaanki albaabka ag jogay wuu suuxay ayan idhaahda oo wuxuu ku […]
Riyooyin oo aadan ka jawaabin miyaa jira aad ka aamustaan

Su’aasha: Riyooyin oo aadan ka jawaabin miyaa jira aad ka aamustaan sida riyooyinka xun xun. Jawaabta: Riyooyinka aadka u xun oo naxdinta leh lagama jawaabo mararka qaar qofka waxaa loogu nasteexeeyaa inuusan sheegin, webka waxaad ka heli kartaa sida loola tacaamulo riyada xun, qofkii arko riyo xun waxa laga rabo inuu sameeyo. Laakin haddii riyada […]
Waxaan arkay anoo ka dhuumanayo qof aan aqaano

Su’aasha: Asc waxaan arkay anoo ka dhuumanayo qof aan aqaano oona guriga albaabkiisa furanyahay , qofkana waxuu ku soo soo socday waddo ku toosan albaabka guriga , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xaaladda aad ku sugan tahay oo ah cabsi iyo walwal, sidoo kale waxay tilmaamaysaa inaadan kasoo bixi karin mas’uuliyadda dusha kaa […]
Qofka asoo hurdaya culeys iyo ciriiri jirka ka dareemaya

Qofka asoo hurdaya culeys iyo ciriiri jirka ka dareemaya Su’aasha: Asc wll maxay tahay hurdada dhexdeda waxn daremayey wax gacanta ijidanaya jidhka dhaba waxn ka daremayey sidi qof dubaxinaya Culeys iyo ciriir gacanta uu xoog ijidayey waxn ku dhawaqayey acuudu bilahi mina sheydani Rajim kadib wuu iga Fuqey hurdadii kaso kacay Maxay noqon karta Jasakalaha […]
Qarowga iyo saska hurdada maxaa keena

Qarowga iyo saska hurdada maxaa keena Su’aasha: Asc Xalay waxaan arkay Riyo qarow u eg waxaa igusoo cararay Jiir ama dooli oo hoosta IGA Soo geli raba gaar ahaan labadeyda lugood dhexdooda inuu Xubinka taranka inuu iga geli rabo aniguna inaan iska qabto Ayaan rabaa markii dambe intaan iska qabtay ayaan derbiga ku garaacay oo […]
Riyada xun Malaga hor tagi karaa

Su’aasha: Asc wll waxaa jirtay riyo Kooban oo aan arkay Taasoo aheyd in indhaha nabro iga soo baxeen Riyada waxaa la iigu fasiray in Faqri macsi iyo cuduro igu Soo wajahan yihiin Riyadan Maalmo kahor inta aan idin Soo qorin ayaan ku riyooday isla sidii ayaan arkay indhaha way I xanuunayaa waxaana iiga Soo baxay […]
