Doorashada Gaas iyo sawirka Amin Arts

Doorashada Puntland Wali waxaa socda weerarka Farshaxanka weynaa ee Amin Arts, amin arts wuxuu haystaa wali Abdiwali Gaas. Waxaa la sheegay in saameys weyn uu ku leeyahay sawirkan dad badan ka mid ah reer Puntland. sidoo kale waxaa maanta la sheegayaa inay adag tahay inuu helo Gaas xukunka mar kale. dead badan ayaa kasoo baxay […]
Gaas iyo Amin arts oo weli isku dheggan

Gaas iyo Amin arts oo weli isku dheggan Amin arts qofka uu ku dhego ma daynayo, ilaa uu ka saaro siyaasadda. Gaas sida muuqata kuma guulaysanayo doorashada 2019ka, waayo wuxuu ku dhacay arrimo dadka oo dhan ay ka kaga xanaaqeen. gaas wuxuu muujiyay qabyaalad iyo cunsuriyad, sidoo kale hadallo badan oo qaab daran ayuu ku […]
Amin arts oo sawir ka smeeyay Cabdiwali Gaas wuxuu carab u qabto

Amin arts oo sawir ka smeeyay Cabdiwali Gaas wuxuu carab u qabto Cabdiwali Gaas oo ah qof ku dhaqaaqay waxyaalo oo soomaalida ka yaabiyay waxaa ka mid ah inuu yiri muqdisho ma aha soomaali sidoo kale wuxuu yiri wiil dacas wata oo ka yimid diinsoor ama buur hakaba oo raba inuu xukumo dhulkeena ma dhacayso. […]
Warashada lacagta ee Gaas by Amin Arts

The factory makes money in Somalia by Gaas Amin arts oo wali dusha ka saaran Abdiwali Gaas wuxuu soo sawiray sawir yaabbadan Gaas oo ku dhex jira warshadda lacagta uu samaysaty si uu u daabaco lacag fara badan. gaas oo raba mar labaad in la doorto ayaa maanta dad badan ay kasoo horjjeedaa. sida dad […]
Amin arts iyo Gaas impact image for Puntland elections

Amin arts iyo Gaas impact image for Puntland elections Puntland elections, anticipation in 2019 Amin arts oo Cabdiwali Gaas sawir qoto dheer kasoo saaray, sawirkan oo tilmaamaya ninkan wuxuu yahay, si kastaba ha ahaatee Gaas waa qof dhaleecooyin badan loo soo jeediyay, siiba marka uu caayay reer buur, taas waxay tilmaamaysaa meesha uu taagan yahay […]
