Sidee uga hortagaa inaan ka fikirin mustaqbalka

Sidee uga hortagaa inaan ka fikirin mustaqbalka Su’aasha: asc sxbyal waxaa iheysta cudur nafsi ah hadii aan arko riyo ama waxyar waxe ila noqonaayan wax ween oo ilaa heer aan nolosha kaquusto ayaan gaara shakigeega io waswaaskeega zaaid waye waxaan rabaa inaan kafikirin wax dhici doona sababtoo ah maskaxdeeda marwalba wax dhici doona ayee itusee […]
Daawada cudurka niyadjabka Depression ee ugu fiican

Daawada cudurka niyadjabka Depression ee ugu fiican Su’aasha: Waan idin salaamay dhamaan bahda daruur ASC Waxan ahay 18 jir waxa iga xanuusan waalidkay waxaan ku arkay depression padan waxa ka si daran wax aan jirin inu is moodsiiyo kadipna uu sidaa ku aamino waxkastoon sameeyo ina ka dhaadhicin kari waayo inaysan waxan jirin marka hore […]
Qofka siduu ku gaari karaa mustaqbal heer sare ah

Su’aasha: Waxaan ahay qof dhalinyaro ah. kana fekira siduu mustaqbal wanagsan uyelan lahaa. hadane Waxaan ka baqayaa inaan muujiyo xirfadahayga. dhibatadaan sidaan uga bixi lahaa oo qalbigayga aan uga saari lahaa baan ka fekiraa. hadane waxey ila noqotaa midaas mid aan fududeeyn.Waxaan waligey ku hammiyi jiray inaan noqdo qof wax bartay, isku kalsoon, haddana dariiqaas […]
Qofka mar walba ka walwalo wixii lasoo dhaafay

Su’aasha: Waxaan Ahay Qof Mar Walba Ka Walwala Waxyaabo Soo Dhaafay oonan Waxba Ka qabin Karin Hadana Maalin Iyo Habeen Walwal Ay Igu Hayaan Talo isii Sidoo Kale Walwalka Farabadan Maxaa Dhiba oo kadhalan Kara. Jawaabta: Wixii lasoo dhaafay oo wax aadan ka qaban karin haddaad ka walwasho wuxuu kaa hallaynayaa wixii soo socdo waxna […]
Waxaan ahay qof ilko dheer qaarna ka maqan yihiin ila taliya

Su’aasha: Waxaan Ahay Nin Ilko Dheer Qaarna Way i-Madhan Yihiin Dhoola-Cadeyn Waan Isdaynay Xitaa Dadka Wajigooda Ma Fiirin Karo Waayo Waxaan Ka-Cabsadaa Inay Igu Yihaahdiin ilko Dheere Xitaa Waxyaabo Badan Oon Samayn Lahaa Waxaa Iga Hortaagan Ilko Dheerida Sida Inaan Faraxsanaado Ama Dhoola-Cadeeyo Amaba Qoslo Hadaan Xidhan Lahaana Ma Haysto Qarashkii Aan Ku-Xidhan Lahaa Talo […]
Dhibaatooyinka nafsaaniga siigadu keento waxa daawo u ah

Su’aasha: Dhibaatooyinka Nafsaaniga Ah Ee Ay Siigadu Sababto Sideen Ula Tacaali Karaa Dhakhtar Miyaan Tagaa Mise Si Dabeeci Ah ayay iiga Tagayaan Jawaabta: Waxaad kaga soo kabsan kartaa inaad ka fogaato marka hore, sidoo kale inaad ku dadaasho salaadda iyo soonka iyo cibaadada, waxa ugu fiican nafta lagu daaweeyo waa quraanka kariimka iyo xuska Alle, […]
Walwalka iyo fikirka badan dareenka miyay yareeyaan

Walwalka iyo fikirka badan dareenka miyay yareeyaan Su’aasha: Walwalka Niyad-Jabka Streska Fikirka Badan Ninka Miyay Ukeenaan Inay Hoos Udhigaan Dareenkiisa Dabeeciga Ah Ama Hamadiisa Jawaabta: Waxaan shaki ka taagnayn fikirka badan iyo walwalka inuu ninka ama naagta ka yareeyo dareenka kacsiga, waxaa la mid ah wax kaste qalbiga kaa mashquuliyo cabsi ama xanuun ama fikir […]
