Tartanka feerta Kenya iyo Somali by Amin arts

Tartanka feerta Kenya iyo Somali by Amin arts

Wali waxaa socota arrinta badda oo ka dhexeysay Kenya iyo Soomaali. amin arts oo soo sawiray sawir muujinaya sida Kenya looga adkaaday. waxaa ka muuqda meesha soomaali inay kaga guulaysatay Kenya feerta. taas oo laga wado xagga siyaasadda. waa sawir meel  fog wx ka tilmaamaya.

Uhuru Kenyatta oo salaad la tukaday muslimiinta Kenya

Uhuru Kenyatta oo salaad la tukaday muslimiinta

Uhuru Kenyatta oo salaad la tukaday muslimiinta Kenya Uhuru Kenyatta salaad la tukaday muslimiinta Kenya ku nool, Salaadda shardiga ugu horreeya lagu galo waa islaamnimada, markaas kaddib ayay imaadaan shuruudaha kale,  qofka marka uu yahay qof muslin ah ayuu tukan karaa. marka sheekadan waxay ka mid tahay arrimaha adduunka ka socda oo ah in diimaha […]

Uhuru Kenyatta oo khudbad ka jeediyay masjidka Jamia mosque

Uhuru Kenyatta at the Jamia mosque

Uhuru Kenyatta oo khudbad ka jeediyay masjidka Jamia mosque Madaxwaynaha Uhuru Kenyatta ayaa La Qaatay Afur Muslimiinta Masjidka Jamia ee Nairobi Madaxweynaha ayaa sidoo kale Waxa la socday Maciin Cabdulmaalik Saciid oo ah Wasiirka Jamhuuriyadda Yaman, ee Dalxiiska Guddoomiyaha Nairobi Mike Sonko, Hoggaamiyaha Aqlabiyada baarlamanka kenya Aden Duale Waxana Lagu Sheegay Inay Tahay Markii Markii […]

Warbaahinta Kenya iyo dagaalka badda Soomaaliya

Dagaalka Kenya Soomaali kula jirto by aminarts

Amin arts oo wali ku jira dagaalka warbaahinta uu kula jiro Kenya. sida la og yahay Kenya dan weyn ayay ka leedahay burburka dalkeena. maanta labada dowlad oo kala ah Kenya iyo Itoobiya waa cadow daran. ma rabaan soomaali inay toosto maxaayeelay dhulal badan ayay ka haystaan. marka dan ugama jirto heshiiska Soomaali. sawirka amin […]

Labo siyaasi oo Kenya ugaarsatay by amin arts

Kenya oo ugaarsanayso madaxda soomaali by amin arts

Amin arts oo soo sawiray Kenya inay gacanta ku dhigtay qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha soomaaliya, qaarna ay wali  qabanin oo aan makaalinta usoo galin. sawirkan runtii waa sawir meel fog tilmaamaya. Kenya waxay usoo qabanaysaa madaxda soomaaliyeed sida loo soo qabto kalluunka oo kale. kenya waa dowlad damac weyn ka leh dhulka soomaaliya. makaalinta […]

Amin arts oo Kenya dooli ka dhigay

Amin arts iyo Kenya

Amin arts oo Kenya dooli ka dhigay Amin arts  Kenya mar kale sawir kasoo saaray wuxuu ka dhigay dooli oo xadi rabo badda soomaaliya. sida la og yahay rag ayaa u saxiixay Kenya badda soomaali . ragaas waxay ku jiraan maamulka sare ee dowladda soomaali. ilaa iyo hadda arrinta badda waa laysku haystaa. dal kaste […]

Amin arts mar kale Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Sawirka badda iyo amin arts Somali

Amin arts oo sawir kale ka sameeyay dadka uu dagaalka kula jiro. amin arts wuxuu u arkaa Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur inay yihiin dadka duminaya qaranka soomaaliyeed. Maalmahan aad ayuu uga sawirayaa waxyaalo badan la xiriira Kenya iyo iyaga. wuxuu u arkaa inay yihiin kuwa badda gatay. Soomaali waxa haysta ma yara. Kenya maanta […]