Amin arts iyo casharka Kenya ay siiso mucaaradka

Aminarts iyo sawir kale cumar cabdirashiid iyo cabdiraxmaan cabdishakuur

Amin arts oo sawir ka sameeyay Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur. sawirka oo tilmaamaya in Kenya dadkaas ay dabada kasoo riixdo Wuxuu tilmaamay inay soomaali iyaga qas ka wadaan iyo nabadgalyo ay u diiddan yihiin. Aminarts oo maanta sawirkan si cad ugu weeraraya labadan qof oo ka mid ah dadka soomaaliya baddeeda Kenya u saxiixay. […]

Kenya iyo Soomaali yaa xoog badan

Kenya iyo soomaali iyo amin arts

Amin arts sawirkan uu soo saaray dhinac marka laga fiiriyo waa sax dhinaca kalena waa qalad. dhinaca saxa waa marka ay soomaalidu midoobaan oo ay hal noqdaan ayay awood u yeelan karaan Kenya iyo dowladaha kale ay la tartami karaan ama ay ka adkaan karaan. laakin dad iyaguba is haysto lagama yaabo inay Kenya ka […]

Amin arts oo Kenya meel xun geeyay

Amin arts iyo sawirkii ugu darnaa

Amin arts oo dagaal adag kula jiro Kenya, ayaa wuxuu soo sawiray Soomaali oo shabeel ah Kenyana oo diiq ah. marka waad iska garan kartaa shabeelka inuu ka xoog badan yahay diiqa. Soomaali iyo Kenya maanta farqi weyn ayaa u dhexeeya, Soomaali 1991 ilaa iyo hadda ma helin dowlad awood leh. oo dalkeeda difaaci karta, […]

Soomaalida Kenya taageeraysa ha maqlaan gabadhan

Soomaalida Kenya taageeraysa ha maqlaan gabadhan1

Soomaalida Kenya taageeraysa ha maqlaan gabadhan Marka ay isku dhaceen dowladda Soomaaliya iyo midda Kenya. dad badan soomaali ayaa dowladda Kenya ku taageeraya baraha bulshada. taasna waxaa keentay sababobadan waxaa ugu muhimsan nacaybka iyo qabyaaladda Farmaajo iyo soomaalinimada kala saar, dalkaaga waxaa la rabaa inaad garab istaagto. muuqaalkan daawo arag gabar si fiican uga hadashay […]

Amin arts iyo xiisadda Soomaali iyo Kenya

amin arts

Kenya maanta waxay isu malaynaysaa inay ka awood badan tahay umadda Soomaaliyeed. dhabta marka laga hadlo, haddii shacabka soomaaliyeed iyo madaxda ay daacad isu noqdaan oo layska tuuro qabyaaladda. Kenya wax ay samayn karto ma jiraan. Amin arts ayaa sidaas ku muujiyay sawirkiisa. ma aha inaad noqoto qof liita . dalkaaga waa inaad garab istaagtaa. […]

Kenya sababta ay usoo eryisay Safiirka Soomaaliya

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan

Warkan oo hadda soo dhacay. Qoraal kasoo laga soo saaray wasaaradda Arrrimaha Dibadda. ee dalka Kenya oo lagu baahiyay wargeyska dowladda Kenya. oo lagu magacaabo DailyNation ayaa lagu amray Danjiraha Kenya oo soomaali jooga. waxaana dhanka kale lagu amray safiirka Dowladda Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, in uu dalkiisa dib ugu laabto, oo […]