Kasbashada qalbiga dumarka

Kasbashada qalbiga dumarka Su’aasha: waxan ahay nin yar oo hadda guursan raba waxan donaya inaan kasbado qalbiga xaskayga, waxan maqlay dumarka qabab fiican ayaa jira oo qalbigooda lagu kasban karo ma ii sheegi kartaan. Jawaabta: Waxaa jira wax dadka oo dhan lagu kasbado iskaba daayee haweenka, waxaa wanaagga qofka dadka u qabanayao haddaad tahay qof […]
Labadayda xaas mid ayaan aad u jecelahay ma dambi baa

Su’aasha: waxan qabaa labo xaas labada way fiican yihiin laakin mid ayaan aad u jeclahay oo marka gurigeeda aan joogo aad baan u raaxaystaa midda kale sidaas kuma ahi haddaba cadaalad miyaa sidaas oo dambi miyaa lay qorayaa fadlan ila taliya. Jawaabta: Qofka labo xaas leh iyo wixii ka badan waxaa waajib ku ah inuu […]
Gabar qaraabo aan nahay ayaa i jecel ila taliya

Su’aasha: SC wan idin salaamay aniga waxan ahay wiil dhalinyar ah waxaan jiraa 24 sano, waxaa jirta gabar yar aan qaraabo nahay oo aad iiga heshay, taasna ma qarsoona wejigeeda ayay ka muuqataa iyo qaabka ay iigula hadasho sido kale waxan arkay sidey igu soo dhowaanayso mar waxay igu tiri sheeko ayaan ku hayaa laakin […]
Sideen isku fahannaa ninkeyga

Sideen isku fahannaa ninkeyga Su’aasha: Sideen iskuu fahannaa ninkeyga. Jawaabta: Su’aashan sidii la rabay uma xadidna, waa su’aal guud ah. isfahanka maxaa laga wadaa? dhinacyo badan ayaa jira oo u baahan ninka iyo xaaskiisa inay isku fahmaan. marka aan kuusoo koobo jawaabta: isfahan waxaa lagu gaaraa in lawada hadlo oona lays maqlo wax kaste […]
Ninkayga sheekadan ayaan ku arkay

Ninkayga sheekadan ayaan ku arkay Su’aasha: Walal wad ku mahadsan tihin webkan qimaha badan, waxan rabaa inaad ila talisan ninkayga waa nin fiican oo wanagsan oo dadka jecel laakin aniga igama helo sheekadayda kuma socnayso dumarka kale markuu la hadlayo farxad ayuu dareemaa mararka qaar hablaha wuxuu kula sheekaystaa whatsapp waxaan arkaa siduu uga helo […]
Wiil ayaan jeclahay aabahaygana ma rabo ila taliya

Su’aasha: SC waxan jeclahay wiil isku xafad an nahay, isagana wuu i jeclyahay, lakin marka aan u shegay aabahayga wuu diiday wuxuu igu yiri ma guursanaysid nin aniga aan rabin, wilka waa qof fican marka maxan sameya ila taliya. Jawaabta: Guurka waa mustaqbal aan sahal ahayn, ninka aad guursanayso waxaa fiican in labadaaada waalid ay […]
Gabar saaxiibteeda ninkeeda ku dartay

Maseyrka dumarka waa wax dabiici ah oo aan ceeb ahayn, wuxuuna inta badan u noqdaa jacaylka naagta ay ninkeeda u qabto, gabar ninkeeda saaxiibteeda way adag tahay inay ku darto. laakin sida ku faaftay baraha bulshada waxaa la sheegay nin xaaskiisa inay u dhammeysay inuu guursado saaxiibteeda. waa arrin aad u yar inay dhacdo, nafta […]
