Sidee xiiso loogu yeeli karaa xiriirka jacayl markuu bilowgu uu yahay lamaanaha?

Su’aash: Asc waaku salaamay sxb inkastoo aan jeclaan lahaa inaan si gaar kuula saaxiibo hadana waxaan rabaa inaad ila taliso isla mar dhexdaas waxaan kuu sheegay in gabadhii aan riyada ku arkaayey maalin ka dib aan jacayl isku bandhigno ka dibna aan isu sheegano wixii uurkeena ku jiray hadana sidee jacaylkayga cusub aan uga dhigan […]
Xiriirka jacaylka ayan ku wareeray

Xiriirka jacaylka ayan ku wareeray Su’aasha: asc xiriirka jacayl ayaan ku wareeray waxan isku arkay inaan xiiseynayo gabadha markay i jeclatana an nacayo mana ihi qof xumaan ku sameyo gabdhaha waxaas maxa sababay maxana xal u ah. Jawaabta: Qofka caadi ahaan waxaa ku abuuran inuu naag ka helo oo uu jeclaado, laakin diinta islaamka xad […]
Qof gabar riyo uu ku arkay ma jeclaan karaa

Su’aasha: Waxaan muddo 5sano laga joogo aan jeclaaday gabar aan riyo ku arkay ilaa hadana aan jeclahay marwalba oo aan sameeyo haasaawe ama gabar kale xiriir na dhexmaro gabadhii aan niyada ka suureystay baa i hor taagan oon ku jalboodaa jamashadeeda iyo jacaylkeeda mararka qaar maskaxdeydu waxay iiga sheekeysaa in gabadhaas aan guursan doono caruur […]
Hurdo iyo caajis ayaan dareemaa marka ninkayga raaxo rabo

Su’aasha: Asc walaalyal magcayga waa mariza suasheyda waxay tahay waxaan dareema hurdo iyo caajis Faro badan iyo xanaaq marka zowjkeyga idoono ama aanka dareemo inu rabo galmo Balse kahor waxan ahay qof nashaad ah firfircoon sheekenayo xata marku iska kee dhaafo waxan ahay qof nashaad San Marka waxaan garan waaye ma arin cafimaadka la xiriirta […]
Qofkaan la shekaystaba wan ka xiiso dhacaa

Su’aasha: Ascw walal waxan ahay gabar 20 meyada ku jirta waxan isku arkay ninwalbo oo an la shekeysto xisihiisa wuu iga dhamada oo qalbiga aya iga soo xirma oo qofki markan 2 malin la shekeysto wuxu yahay ban kuso ogadaa kadibna wan ka gaabiyaa inta ugu badan ragga iyagaa xiriir iga cod sada ma sheegi […]
Nin ayaan is guursan rabnaa oo naag la qabo jecel

Su’aasha: Nin ayaan is guursan rabnaa wuxuu ii sheegay inuu jecel yahay naag kale wuxuu igu yiri naagtaas nin ayaa qaba anigana waan jeclahay marka aan ka xanaaqay wuxuu igu yiri waan kaftamyay marka maxaad igula talin lahydeen ninkas ma la dhihi karaa waa nin daacad ah, marka hadal uu ii sheegayay dhab ayay ka […]
Jacaylka guurka kahor xaalkiisa waa sidee

Jacaylka guurka kahor xaalkiisa waa sidee Jacaylka guurka kahor ee da’yarta ku dhaco. Jacaylka waa dareen ninka uu ka dareemo gabadha xageeda ama iyada ay dareento. Qofka marka uu qaangaaro wuxuu suuraysanayaa inay gabar jeceshay Jacaylka waxaa ku imaanaya si kedis ah oo culus waxaa laga yaabaa inuu jeclaado gabar deriska ama qaraabada haddii aabbihiisa […]
