Hadalada lagu amaano dumarka sidey usoo jitaan hablaha

Hadalada lagu amaano dumarka sidey usoo jitaan hablaha Dumarka qofka raba inuu jacayl dhab ka helo waxaa laga rabaa inuu u ilaaliyo qalbigeeda sida dhalada loo ilaaliyo oo kale. Hadalada amaanta naagta waa daawada jacaylka, haweeneyda waxay ka jeceshay wax walbo. ninka aan naag amaanaynin waxaa laga yabaa inaysan ka helin la noolaanshihiisa. Rag badan […]
Ninka iyo xaaskiisa sida laga rabo jacaylkooda

Xiriirka ka dhexeeya ninka iyo xaaskiisa waxaa laga rabaa inuu ahaado xiriirka ka dhexeeya isha iyo gacanta. gacanta marka dhaawac soo gaaro isha ayaa ilmaynaysa. waayo way dareemaysaa xanuunka soo gaaray. marka ay isha ilmaysana gacanta ayaa tirtirta. sidaa awgeed haddii nin naag guursado waxaa laga rabaa inuu xaaskiisa u noqdo aabbe iyo hooyo iyo […]
Jacaylka xaaska iyo raaxada sariirta xiriirka ka dhexeeya

Jacaylka xaaska iyo raaxada sariirta xiriirka ka dhexeeya Sirta jacaylka xaaskaaga halkaan ka ogow arrimo muhim ah. Inta badan xaaska rag badan ma fahmaan waxyaalaha lagu kasban karo jacaylka dhabta. waxaad arkaysaa nin xaas kale raadinaya ason wali qancinin xaaskiisa hore, waxaad ogaataa sariirta inay muhim tahay in laysku fahmo. waxyaalaha lagaa rabo inaad sameyso […]
Naagta ninkeeda waxay kusoo jiidan karto

Naagta ninkeeda waxay kusoo jiidan karto Muuqaalkan gabar nolosha qoyska fahansan ayaa waano u jeedinaysa gabdhaha xaasaska ah. Isfahanka guurka ama lamaanaha ma aha wax yar, jacaylka dhabta ah ah wuxuu ku dhisan yahay isfahan iyo iskaashi. soomaalida marka ay ku noolaayeen dalkooda waagii hore 40 sano […]
Gabar aan jeclahay mana heli karo talo i siiya

Su’aasha Gabar hadii aysan ku jecleen maxaa lagu garan karaa? side baan ka yeelaa gabar aan I jecleen anigana guur aan ka rabo. haddii aan guursado gabar aan I rabin malaga yaabaa inay I jaclaato mustaqbalka Jawaabta Guurka cayaar ma aha, jacaylka aad sheegeyso inta badan been buu ku dhisan yahay, teeda kale naag aan […]
Jacaylka aan waarin calaamadaha uu leeyahay

Jacaylka aan waarin calaamadaha uu leeyahay Jacaylka 20 jirka iyo guurka degdegga Qofka markuu yar yahay oo wali uusan qaadan mas’uuliyad ma fahmo dhabta, dhalinyarada ka yar labaatanka waxay u malaynayaan jacaylka inuu yahay hadal. gabar haddii ay dhahdo wiilka 20ka jira : waan ku jeclahay aboowe isagoo dhan adduunka ayaa la wareegsanayo, wuxuu u […]
Jacaylka dhabta true love maxaa laga wadaa

Jacaylka dhabta true love maxaa laga wadaa True love is a sincere love that comes from the deep of the heart Jacaylka dhabta ah maxaa laga wadaa? Su’aashan dad badan ayaa soo weydiiya waxayna u badan yihiin dad da’ yar Jawaabta su’aashan aad bay fududahay Jacaylka dhabta waa midka aan maslaxad adduun ku jirin Qofka […]
