Maseyrka dumarka waa wax dabiici ah oo aan ceeb ahayn, wuxuuna inta badan u noqdaa jacaylka naagta ay ninkeeda u qabto, gabar ninkeeda saaxiibteeda way adag tahay inay ku darto.

laakin sida ku faaftay baraha bulshada waxaa la sheegay nin xaaskiisa inay u dhammeysay inuu guursado saaxiibteeda.

Gabar saaxiibteeda ninkeeda ku dartay
Gabar saaxiibteeda ninkeeda ku dartay

waa arrin aad u yar inay dhacdo, nafta dumarka way ku adag tahay.

naagta kama hesho ninkeeda in lala wadaago si kaste ay diin u leedahay.

waa arrin oo Ilaahay ku abuuray, marka gabadha sidan sameysay nooceeda aad buu u yar yahay.

maxaayeelay maseyrka ayay ka xoog badisay, waxay la wadaagtay saaxiibaddeeda ninkeeda.

tolow midda kale malaga yaabaa inay ka xoogto midda koowaad.

illeen dadka isku mid ma aha, naagaha qaar aad bay u neceb yihiin ninka in lala wadaago, siiba dumarka dabiciga kulul oo dareenka kacsiga badan.

si kaste ahaatee waa qiso ka yaabisay jiilka Facebook.

Jealousy of women and love

Women’s jealousy is natural and not shameful, and it often turns into the love of the woman she has for her husband, a girl with her husband’s friend is difficult to add.
but as spread on social media, it was said that a man’s wife had ended up marrying her friend.
it is a very rare thing to happen, it is difficult for a woman’s soul.
a woman does not find her husband to be with her regardless of her religion.
it is a thing that God created, so the girl who did this is very rare.
why did she overcome her jealousy, she shared with her husband’s friends.
I wish the second one would be stronger than the first one.
because people are not the same, some women really hate being with a man, especially women with hot natures and high sexual feelings.
however, it is a story that surprised the Facebook generation.

Leave a Reply