Ninkayga filimada xunxun ayaan ka reebi la’ahay talo isiiya

Su’aasha: scw ninkayga wuxuu aad u fiirsadaa filimada xunxun wuxuna ka fiirsadaa mobeelkiisa mararka qaar sariirta asoo ila jiifo uu fiirsadaa si kaste waa ula hadlay xataa wuu ii dhaartay inuusan mar dambe u noqonaynin hadana wuu u noqday maxaan sameeyaa talo i siiya. Jawaabta: Filimada xunxun waxay ka mid yihiin fidnooyinka ugu daran oo […]
Filimada xunxun ayaan ku laabtay ila taliya

Filimada xunxun ayaan ku laabtay ila taliya Su’aasha: Filimada xuma Aya kulabtay anigo siigada iyo filimada ba joojiyay bishi October ee sanadki tagay shalay iyo maanta Ayan aad udawaday dumarka siigaysana marka mana siigeysan alx wanse kacabsi qaba Hadi dawashada siwado inan siigeysto Maxa igula talin laheyd. Jawaabta: Daawashada filimada xunxun waa dambi aad u […]
Dareenka ma tagsiisaa siigada

Su’aasha: Intaan Aafada Kudhex Jiray Dareenka Dabeeciga Ah Waan Lahaa Laakiin Markaan Aafadii Iska Daayay Een Waliba Mudo Kasii Maqnaa Dareenkaygii Dabeeciga Ahaa Waan Iska Waayay Maxaad La Odhan Karaa Markaa Mise Xaalad Kale Oo Caafimaad Daro Ayaa Jirta. Jawaabta: Siigada qofka dhib ayay u keentaa waa laga yaabaa dareenkiisa inuu aad u daciifo siiba […]
Filimada xunxun madhalays may ninka ka dhigaan

Filimada xunxun madhalays may ninka ka dhigaan Su’aasha: scw walaal aad waxan u dawaday filimada qaawan oo raga iyo dumar isu taga niyadjab ayaan ka qaaday waxan idinka raba talo inaad i sisan oo hadan fuliyo taladas sideydi hore aan ku noqonayo, waxan kaloo aan rabaa inaan ogaado qofka daawada filimadaas oo biyaha isku celiyo […]
Ninka iyo xaaskiisa oo muuqaal galmo iska duubaya diinta waxa ay ka qabto

Ninka iyo xaaskiisa oo muuqaal galmo iska duubaya diinta waxa ay ka qabto Su’aasha: asc waxan rabaa inaad iga jaahil bixisaan ninka iyo xaaskiisa xiliga galmada haday isduban oo ay daawadaan mar kale ay ku raaxaystaan xalaal miyaa misa wa xaran diinta maxay ka qabtaa in ninka naagtisa uu duubo iyadoo sariirta saaran iyadoo qaawan […]
Chrome iyo Google ayaa waxay iisoo dirayaan video xun seen u joojiyaa

Su’aasha: ASC Chrome iyo Google ayaa waxay iisoo dirayaan sexy video iyo dumar qaqawaan markan delete gareyaba Deg Deg ayay hadaana igu sodirayan aniga marabo inan dawado waxaas howlahas marhore Aya kadexbaxay siigada iyo dawashada muqalada xun xun marka sideen iskaga xiri Kara wasaqdas hadaad wax maclumad kaheysan. Jawaabta: Waxaa laga yaabaa inaad gashay adiga […]
Ninka aflaanta xunxun daawada laakin aan siigaysan cudur muu ka qaadaa

Ninka aflaanta xunxun daawada laakin aan siigaysan cudur muu ka qaadaa Su’aasha: waxan aad u daawadaa filimada wasmada laakin ma siigaysto kaliya waan ku raaxaystaa guskana maba iga damo ilaa filinka ka dhamaado biyaha dhareerka oo kale ahna maba iga joogsadaan way is soconayaan taas cudur inay ii keento malaga yaabaa xataa hadanan siigo sameynin. […]
