Haweeney 40 gaartay baan ahay ninkeyga dhib baa galmada ka haysta

Haweeney 40 gaartay baan ahay ninkeyga dhib baa galmada ka haysta Su’aasha: swc bahda daruur aad baad ugu mahadsan tihin adeega wayn aad bulshada u haysaan webkan oo kale kuma arag webyada somalida waxaan guda galaa su’ashayda aniga waxaan gaaray 40 sano ninkayga waxaan ku arkay arrimo oo horay uusan ahayn xiliga galmada oo istiinka […]
Bahalka ninka ugu raaxada badan ay dumarka ka helaan

Bahalka ninka ugu raaxada badan ay dumarka ka helaan Su’aasha: scw bahda daruur su’aal ayan qabaa oo ah mid la xiriirito raaxada gogosha waxan maqlay dumarka inay kala raaxo daran yihiin rag kaste kama helaan waxay ka helaan raga qaar kaliya taas ma iisheegi kartaan faahfin dheraad iga siiya guska raaxada badan waa kee oo […]
Xubinta maxaa soo kaduuda oo ku dhejiya jirka

Su’aasha: Aslc aad ban idin salamay bahda cafimad ee daruura suasheda wa kowantahay waxan rawa ine idin waydiyo ana jeclahay ina iga so jawabtan xubinta taranka oo ururta gudaha gasha Maxa dawo u ah 4 sano ka hor aya siigo igu danbeyse ma sigesto mana guursanin xunbinta taranka marku dansan yahay wu arura guduhu gala […]
Geedka ninka goormee la dhihi karaa wuu jilcan yahay ma marka uu dansan yahay mise xiliga kacsiga

Geedka ninka goormee la dhihi karaa wuu jilcan yahay ma marka uu dansan yahay mise xiliga kacsiga Su’aasha: Waxan kala garan waaayey xiliga xubinta ragga lagu tilmaami karo in ay jilicsan tahay iyo inkale aniga marka uu kaco ama dareen igalo aad ayuu u adag yahay balse marka uu dansan yahay isaga iyo xiniinyahaba aad […]
Raaxada bilowgeeda geedka waa ii kacaa kadib waa iga damaa talo i siiya

Raaxada bilowgeeda geedka waa ii kacaa kadib waa iga damaa talo i siiya Su’aasha: Waqtiga raaxada marka ugu horeyso guska wuu ii kacaa anoo raaxada wado oo wasmada bilaabin ayuu iga damaa maxa tala ah? Jawaabta: Ninka caadi ahaan waxaa laga rabaa inuu geedka ka damin marka uu galmada bilaabo, laakin haddii aad isku aragto […]
Markan xasakeyga u tago geedkaa iga dama maxaa daawo u ah

Markan xasakeyga u tago geedkaa iga dama maxaa daawo u ah Su’aasha: bahda daruur marka hore iga gudoma salan sare, aad badn ugu mahadsan tihin jawaabaha qiimaha badan webka ad ban u akhriyaa aad ayn uga faa’idaysta runti wax badan aya ku jira dad badan ay u bahn yihin. su’aashyda waxay tahay marka aan xaaska […]
Mar dhow ayaan guursaday geedka ayaa iga damo maxaa xal ah

Mar dhow ayaan guursaday geedka ayaa iga damo maxaa xal ah Su’aasha: Waxan jiraa 29 mar dhow ayaan gursaday waa galmada ugu horayso aan naag la sameyo waa xaskayga waligay naag ma u tagin, waxan isku arkay guska oo si xoog aan u taagsanaanaynin muda galmada ay socoto marka hore wuu taagmaa kadib wu damaa, […]
