Maxaa halleeya neerfayaasha geedka ninka

Maxaa halleeya neerfayaash geedka ninka

Maxaa halleeya neerfayaasha geedka ninka Su’aasha: Guskeyga asoo taagan ayaan xoog u jiiday salkiisa si kedis ayuu ku damay waaba kacasan wqaayay wax yar ayaan hada roonaya lakin uma taagmo sidii hore uu tagmi jiray kacsiga subaxdii waa iga haray wagii hore subaxdii wuu kici jiray maxaa jiro ila taliya. Jawaabta: Waxaa laga yaabaa neerfayaasha […]

Habeenka aqalgalka todobaad kadib ayaan damay ila taliya

Habeenka aqalgalka todobaad kadib ayaan damay ila taliya

Habeenka aqalgalka todobaad kadib ayaan damay ila taliya Su’aasha: Labo bilood ayaan xaas qabaa habeenka aqalgalka si fican ayaan u sameeyay wan bigrajabiyay laakin todobaad kaddib waxan isku arkay dareen la’aan siiba marka aan u galiyo guda siilka markaan kaligayga ahay waa taagan yahay laakin marka aan bilaabo waa iga damaa. Jawaabta: Waxa ku haysta […]

Bahalka ninka maxaa damiya xiliga raaxada

Bahalka ninka maxaa damiya xiliga raaxada

Bahalka ninka maxaa damiya xiliga raaxada Su’aasha: Aniga guskaygu aad uma adkaado biyuhuna horay bay iiga soo baxaan mxn sameeyaa ila taliya mahadsanidiin. Jawaabta: Arrintaas waxaa keeno sababo badan waxaa ka mid ah dhiigga aan si fiican u gaaraynin xubinta taranka, waayo waxa taagaya xubinta taranka waa dhiigga kasoo qolqolaya wadnaha, taas waxay u noqon […]

Geedka ninka haduu qaloocan yahay dhib miyaa

Geedka ninka haduu qaloocan yahay dhib miyaa

Geedka ninka haduu qaloocan yahay dhib miyaa Su’aasha: Waxan isku arkay guska oo iga qaloocan hoos ayu qaloocan yahay xataa marka u kaco wa qalocan yahay tas maxa dhihi karaa dhib miyu ii keenayaa markan gursado nagta wax maka tari kara thanks. Jawaabta: Raga qaar xubinta tarankooda way qalloocan tahay, qalloocaas waxaa laga yaaba muudo […]

Geedka ninka maxaa damiya marka xaaska loo tagayo

Geedka ninka maxaa damiya marka xaaska loo tagyo

Geedka ninka maxaa damiya marka xaaska loo tagayo Su’aasha: Walalayal marka aan xaaskayga u galmon rabo guska ayaa iga damo maba ii kacaayo marka aan kaligayga ahayna wuu kacaa taas ma cudur baa maxaa daawo u ah fadlan iisoo shega. Jawaabta: Ninka hadduu isku arko marka xaaskiisa uu u tagyo inuu bahalkiisa damayo taas waxay […]

Ninka geedka maxaa ka jilciya iyo daawada adkeysa

Ninka geedka maxaa ka jiciya iyo daawada adkeysa

Ninka geedka maxaa ka jilciya iyo daawada adkeysa Maxaa ninka geedka ka damiya maxaase daawo u ah Maxaa keena ninka inuu geedka ka damo markuu galmada ku jiro. Waxa ugu weyn oo ninka ka damiyo geedka waa walwalka ama cabsida ama isku kalsoonaan la’aanta raga qaarkii marka ay xaaskooda u galmoon rabaan waa taagan yahay […]