Taariikh nololeedka Sh Cusmaan Sh Cumar Xidig
Taariikh nololeedka Sh Cusmaan Sh Cumar Xidig
Maanta waxaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho Sheekh ka mid ah culimada mad’habka imaam Shaafici ee soomaaliya
Waa Shiikh Cusmaan Sh Cumar Sh Daawuud Culusow
Sheekha Ilaahay ha u naxariistee wuxuu ahaa sheekh caan ah oo lagu bartay akhriska kutubta diinta.
Wuxuu soo saaray arday iyo xer aad u badan
Sidoo kale sheekha wuxuu qoray kutub kala duwan oo inta badan la xiriira tasawufka.
Waxaa ka mid ah kutubta Sheekh Cusmaan Xidig kuwan:
كتب ومصنفات الشيخ عثمان حدق رحمه الله تعالى
1- المقاصد السنية في أحوال الأولياء وتراجم أعلام السادة الصوفية يقع في4 مجلدات ضخمة
2- التيجان المكلله شرح النصائح المرسلة
3- إقناع المؤمنين بتبرك الصالحين
4- منية اللبيب في التبرك بآثار الحبيب
5- بغية الأريب في التوسل بأسماء الحبيب
6- المنهل في أدلة التوسل
7- التحفة في نشر محاسن البردة
8- اللآلي السنية في مشروعية مولد خير البرية
9- التبيين في أدلة التلقين
10- المنح الوهبية في ذم القبلية والعصبية
11- المنتخب شرح أوراد مرحب
12- التوضيح شرح أذكار التسبيح
13- أنيس الجليس في ترجمة سيد أحمد بن إدريس
14- الرسالة البهية في مشروعية التلفظ بالنية
15- البرهان في جواز الذكر بلفظ هو للملك الديان
16- ديوان القصائد والمدائح النبوية
17- إرشاد الطالب إلى أحكام الشارب
18- تنبيه الأكياس على مساوي الوسواس
19- النصائح المرسلة إلى طلاب العلم لله والآخرة
20- خلاصة النقول والأبحاث في تحرير مجموع الطلقات الثلاث
وغيرها من المؤلفات النافعة
Sheekha wuxuu lahaa waxqabad weyn xagga faafinta cilmiga fiqiga
Halkan ka daawo mid ka mid ah waxyaalaha uu u taray dadka soomaaliyeed
https://www.facebook.com/watch/?v=1681243165668062
Dad badan ka mid ah dunida muslinka ayaa sheekha ka tacsiyeeyay