Site icon Daruur درور

Taallooyinka iyo sheekada baraha bulshada

Dood badan ayaa ka dhalatay dowladda falka ay sameysay oo ah inay soo celiso taalooyinka waddaniga ah.

Dadka soomaaliyeed way isku khilaafeen falkan ay ku kacday dowladda soomaaliyeed.

Taallooyinka iyo sheekada baraha bulshada
Taallooyinka iyo sheekada baraha bulshada

Qaar waxay dhaheen dowlad ku fashilan amniga dalka  maxay u taraysaa taallo inay taagto.

Sidoo kale lacagta ku baxday waxaa habbooneed in dadka loogu dhiso isbitaallo tayo leh iyo adeegyo waxtar leh.

Dadka qaar waxay difaacayaan dowladda waxay leeyihiin dowladda arrin weyn ayay sameysay oo astaan u ah dowladnimada.

laakin marka dhabta laga hadlo annagoo aan ka hadlaynin xukunka taallada  ee diiniga, markaan eegno dowladnimada  ma aha in taallo meel la taago, dowladnimadu waa in umadda wax loo qabto oo lagu dadaalo sidii dalka loogu dhisi lahaa wax waxtar u leh shacabka, maanta qarashka ku baxay taallooyinka la sameeyay wax kale ayaa lagu qaban karay oo soomaali wax u taraya. waxaa la sheegayaa taallada xaawo taako iyo taallada sayidka iyo Axmed Gurey iyo SYL Dhagaxtuur oo lasoo diyaariyay qarash badanna waa ku baxay siday dad badan sheegayaan.

Yuu yahay wiilka jeexjeexay sawirka Farmaajo

Exit mobile version