Taabashada dumarka miyay la mid tahay siigada Talooyinka Consultation By Maalik On Jul 18, 2021 1,507 0 Su’aasha: Asc wll aniga waxaan ahay nin dhalan yaro ah Wlahi in mudo ah ayaa iigu dambaysay waxaan is baranay gabar fabartii ayaa maanta aaday waan wada shaykaysanay waan shu shumiyey waan taab taab tay hab ayaan siiyey waana meel wado ah oo guriga maahan mana ka sinay san lkn markaan kasoo tagay ayaan waxaan isku arkay qoyaan yar guriga ayaa imaaday buumihii ayaan fiiriyey waa caadi markaan kaadiyey ayay soo daatahay qoyaan aan waligay arag qoyaan aan dhaqmeen kaadida ka dib ilaa xoogaa ayuu iska socdaa waligayna ma arag waxaan oo kle maxaa wye wll Mida kle taas oo kle siigo mala dhihi karaa Ama siigo ma la mid tahay Mida kle markaan gabar aan shukaansanayo markaan socodkeeda arko guskayga wuu taag maya hadaan ka jees tana wuu damayaa ayadana maxaa la dhihi karaa Taas oo kalana tabar dari ma ii keeni kartaa Mahad sanid Taabashada dumarka miyay la mid tahay siigada Jawaabta: Falka aad samaysay waa dambi waa inaad ka towbad keentaa siigada waa kasii daran yahay, maxaayeelay gabar aadan qabin inaad ku raaxaysato waa xaaraan mana kuu banaana jirkeeda inaad taabato. Biyaha kaa imaaday waxay u badan yihiin inay yihiin biyaha shawada oo kugu haray dib usoo baxay. Waxaa waajib kugu ah inaad iska ilaaliso fiirinta haweenka iyo jirkooda inaad ku raaxaysato. Qofka doobka ah biyaha ayaa ku badanaya markaas shaydaan ayaa xoogga soo saaraya si uu gabdhaha u fiirfiiriyo. Istiinka DumarkaSiigada 0 1,507 Share