Soonka waswaska galo su’aalo ku saabsan

Su’aasha:

Kudhawad 1sano waxaa igu badan soonka nadarka ee siigada xalay Ayan oogu dambaysay 10 bari soon hadan mardambe siigaysto Aya iguso dhacaysay marka Hadi wixi aan kuhadlay iyo wixi kalaba aan balanta illahay UGA baxo kwrn madaama anan awoodin inan soomo xita anan kala xasuusan.

Soonka waswaska galo su'aalo ku saabsan
Soonka waswaska galo su’aalo ku saabsan

Jawaata:

Waxaan filayaa su’aashan tobanaan jeer ayaan ka jawaabay isla iyadii aad ku soo celcelinaysaa, taas xataa waxay ka mid tahay waswaaska ku haya, waxaan kula talin lahaa inaad webka ku noqoto oo aad mar kale akhriso su’aal kaste waswaaska ku saabsan iyo shakiga.

Kawan waa qaybo ka mid ah kuwaas:

 

  1. Soonka Nadarka Haduusan Xiriirin Kafaaro Ma Bixin Karaa Qofka
  2. Nadarka Iyo Waswaaska Soonka Kafaarada Dhaarta
  3. Habka Ugu Fiican Oo Waswaaska Shaydaanka Lagula Dagaallamo
  4. Waswaaska Iyo Shakiga Ka Dhalan Kara Doodaha Gaalada
  5. Waswaaska Sida Qalbiga Looga Saaro
  6. Waswaaska Iyo Niyada Soonka
  7. Waswaaska Soonka Ma Buriyaa
  8. Waswaska Marka  Muda Maqnaadaba Soo Labakacleeyo Maxaa Sababa
  9. Qofka Hadduu Ka Shakiyo Nadar Inuu Ku Dhawaaqay Iyo In Kale
  10. Wixii Qalbigeyga Kuso Daca Ma Lay Qabanayaa ?
You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More