Soonka nadarka ama shardiga iyo towbada

Su’aasha:

ASC will aya iguyiri siigada aan joojina isbuuc kasta laba maalin aan ka soono aniga wan kacudur dartay Soonka sharciga ah kadib salada casar ayan aday anigoo salaada kujira aya waxa igu so dhacday 1 Million soon hadad Dib dambe usiigeysato masajidka wan joogi wayay wana soocararay Soonka ma igu lazimay
Madama aysan suurtagal aheyn intaso soon ah ruuxa muxuu sameeynaya.

Soonka nadarka ama shardiga iyo towbada
Soonka nadarka ama shardiga iyo towbada

Jawaabta:

Waxaas oo dhan waa waswaas iyo shaki in soon lagaa rabo wixii niyaddaada soo galo oo ku wareegto laguuma qabsanayo, nadarka wuxuu u baahan yahay qofka inuu sheego waxaas waa waswaas iyo shaki.

Teeda kale qofka wixii awooddiisa ka baxsan korkiisa ma aha.

Alle u towbad keen oo siigada iska jooji go’aan adag ka qaado adoon shardi iyo nadar galin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More