Sirta ku jirta faruuryaha waaweyn ee dumarka

Su’aasha:

SCW waxaa soo batay malmahan dumarka faruuryaha weynaysta mala dhihi karaa naagta fauurta weyn ayaa ka qurxoon midda faruurta yar leh teeda kale waxan maqlay dumarka fauuryaha weyn siilka aya ka faruuryo weyn yihiin midaas ma saxbaa, mida sidexad hablaha faruurta weyn way kacsi badan yihin ayan maqlay arintaas maxaa ka jiro arimahas oo dhan ayan rabaa inad iga soo jawaabtaan fadlan.

Sirta ku jirta faruuryaha waaweyn ee dumarka
Sirta ku jirta faruuryaha waaweyn ee dumarka

Jawaabta:

Maalmahan baraha bulshada waxaa ku faafay in laga furay magaalada muqdisho xarun caafimaad oo lagu qurxiyo dumarka bishimahooda, taas ayaa waxay keentay dad badan inay isweydiiyaan qurxinta faruuryaha dumarka iyo xiriirka quruxda jirka haweenka.

Teeda kale quruxda waa qofba siduu u arko dad waxaa jira naag buuran la qurux badan dadna kama helaan, marka aduunka hadda waxaa la faafinayaa gabdhaha faruuraha waaweyn inay qurux badan yihii qaliin ayaa loo galaa, qaliinka quruxinta bishimaha dumarka aad baa loo faafiyaa, laakin waxaa yaab badan in soomaali la keeno.

Hadalka ah faruuraha dumarka iyo xubinta taranka faruuryaha ay leedahay xiriri baa ka dhexeeya, haweenka faruuryaha waaweyn xubinta tarankooda inta badan way faruuryo weyn tahay, taasna waa dhalasho ee ma aha marka faruuryaha la weyneeyo.

Waxaa la sheegaa qaabka ay faruurta gabadha ay tahay ayayna tahay xubinteeda taranka midabka iyo adeygga iyo buurnaanta iyo dhamaan sifooyinka ay wadato.

Kacsiga waxyaalo kale ayuu u noqonayaa inkastoo lagu tilmaamay gabdhaha bushinta buuran oo adag inay dareen leeyihiin haddana ma aha wax naag kaste laga heli karo, kacsiga gabadha waxyaalo kale ayaa sabab u noqda oo la xiriira jirka iyo caafimaadka iyo hormoonada.

Diinta islaamka aad ayay u diidday in la baddalo khalqiga Alle waxay sheegtay inay shaydaan kasoo fushay arintaas, Alle wuxuu yiri:

(إِن يَدْعُونَ مِن دُونِهِ إِلَّا إِنَاثًا وَإِن يَدْعُونَ إِلَّا شَيْطَانًا مَّرِيدًا * ‏ لَّعَنَهُ اللَّهُ ۘ وَقَالَ لَأَتَّخِذَنَّ مِنْ عِبَادِكَ نَصِيبًا مَّفْرُوضًا *‏ وَلَأُضِلَّنَّهُمْ وَلَأُمَنِّيَنَّهُمْ وَلَآمُرَنَّهُمْ فَلَيُبَتِّكُنَّ آذَانَ الْأَنْعَامِ وَلَآمُرَنَّهُمْ فَلَيُغَيِّرُنَّ خَلْقَ اللَّهِ ۚ وَمَن يَتَّخِذِ الشَّيْطَانَ وَلِيًّا مِّن دُونِ اللَّهِ فَقَدْ خَسِرَ خُسْرَانًا مُّبِينًا * يَعِدُهُمْ وَيُمَنِّيهِمْ ۖ وَمَا يَعِدُهُمُ الشَّيْطَانُ إِلَّا غُرُورًا ‎* أُولَٰئِكَ مَأْوَاهُمْ جَهَنَّمُ وَلَا يَجِدُونَ عَنْهَا مَحِيصًا ‎*)

(ma Caabudayaan Eebe ka sokow waxaan dhadig ahayn, mana Caabudayaan waxaan Shaydaan madax adag ahayn * Ha Lacnado Eebe shaydaan wuxuu yidhi waxaan ku yeelan Addomada Qayb Sugan * Waan baadiyeyn waan yididiilo (Xun) galin waana fari (Xumaanta) waxayna jeex jeexi Dhagaha Xoolaha waana fari (Xumaanta) waxayna doorin abuurka Eebe ruuxii ka yeesha shaydaan Wali Eebe ka sokow dhab ahaan buu u Khasaaray Khasaare Cad) * wuu u yaboohi oo yididiila galin mana yabooho shaydaan waxaan dhagar ahayn * kuwaasna hooygoodu waa Jahannamo kamana helaan xaggeeda iilasho (iyo fakasho).

 

Qaliinka qurxinta sanka waa maxay

Hadaan is cadeeyo midabkayga seen kusoo celiyaa

Kareemka jirka lagu caddeeyo dhib ma leeyahay

ينبغي للطبيب أن يلزم عادة الطبيعة حتى ينفض الأبدان المرارية إذا حدثت الحمى مرات أبيذيميا قال: جميع حميات يوم فهي بعد انحطاط النوبة تنحل بالأستحمام فأما التي من العفن فما كانت الأخلاط فيها قد نضجت فأنها تنحل أيضا بالحمام واما الدق ففيه اختلاف بين كبار الأطباء: هل يحتاجون معه إلى الحمام أم لا الأولى من أبيذيميا: اللون الأخضر والكمد في الحميات رديء فاما الأحمر فيدل على غلبة الدم والأصفر على غلبة الصفراء وتفقد حينئذ البراز فأن وجدته أبيض فاعلم أن ذلك لأن المرة انتشرت إلى الخارج فأن لم يكن كذلك بل كان يخالطه مرار كثير فاعلم أن هذه الحمى صفراوية قوية في ذلك وهذه تجعل البدن في حال الذبول إن لم يدركها حدوث بحران بنافض وعرق فأما الحميات التي يكون البدن فيها في غاية الحمرة فهي الحميات المطبقة وأما الحميات التي يضرب لون البدن فيها إلى خضرة وكمدة من قبل فيدل أن الدم ناقص في هذه الأبدان وتنقص معه الحرارة الغريزية لذلك فهي ردية قتلة وبعض هذه الحميات تجلب الغشي وعلاجها الأستفراغ وهذه الحمى يقحل فيها البدن ويقشعر وقتا بعد وقت وبه صداع ووجع في الأحشاء ويتقيء مرارا وإذا هاج به المرض لم يقدر أن يقل طرفه ويجف بطنه ويصير لونه أخضر كمدا وتسود شفتاه بمنزلة من أكل التوت ويميل بياض عينيه إلى خضرة وكمودة وتجحظ عيناه كالمختنق وربما تغير لونه من الكمودة والخضرة إلى الصفرة.
أبيذيميا ب قال: استعمل المسهل في الأمراض الحادة جدا إذا كان الخلط هائجا منذ أول يوم الهياج والهائج هو كل خلط على غاية الأستعداد للخروج فأنه يبادر إليه فأن تأخيره في مثل هذا)
المرض رديء يستفرغ الأخلاط الهائجة من قبل أن تهيج القوة وأن تتزيد حرارة الحمى أو تصير تلك الأخلاط المتحدة في البدن إلى عضو من الأعضاء الشريفة فتمكن فيه.
قال ج: قد ثبت أن الحرارة الغريزية أسخن على الأطلاق من الحرارة الغريبة. وتقرح ‌الشفاه في الحمى يكون في الأكثر في الغب وفي المفترة

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More