Siigada ma waxay keentaa caloosha soo kuusmeysa?

Su’aasha:

Asc nio intaanan siigada baran caloosheydu sickx bac ay ahayd waliba waxaan lahaa mid jarjaran oo qurux badan balse intaan siigada badsaaday waxaan isku arkay inay caloosheyda kuus soo yeelatay xitaa anoo saas u ogeen ayaan ka maqlay rag aan saaxibo nahay oo ayakana sheegaya in siigada calool ka soo bixisay bal midaas noo faa idey sxbw

Siigada ma waxay keentaa caloosha soo kuusmeysa?
Siigada ma waxay keentaa caloosha soo kuusmeysa?

Jawaabta:

Siigada xiriir lama laha caloolweynida, qofka caloosha waxaa ka weyneeya fadhiga badan iyo cuntada laysku guro.

Siigada shaqo kuma laha, waxay leedahay dhibaatooyin kale xagga caafimaadka ee caloosha masoo saarto mana buuriso mana ka dhigto  mid kuusan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More