Siigada badan xubinka taranka ragga ma jilcisaa

Siigada badan xubinka taranka ragga ma jilcisaa

Su’aasha:

Siigada badan xubinka taranka ragga ma adkeysa mise waa jilcisaa??

Siigada badan xubinka taranka ragga ma jilcisaa
Siigada badan xubinka taranka ragga ma jilcisaa

Jawaabta:

Siigada badan ninka geedkiisa way hallaysaa waxay ka dhigtaa mid daciif ah mustaqbalka aan shaqo qaban karin, sidoo kale ninka wuxuu ka qaadaa biyabax degdeg, raga siigada badan markay guursadaan badankooda guurka way ku fashilmaan, maxaayeelay waxay usoo barteen raaxo qaldan oo aan dabiici ahayn, illeen xubinta dumarka iyo gacanta isku mid ma aha, gacanta maqaarkeeda ayaa ka adag xuubka fargia haweenka, marka taas saameys ayay ku yeelanaysaa raaxada ninka.

  1. Faa’idooyinka Mooska Kuwa Ugu Muhimsan
  2. Qaraha Jirka Muxuu U Taraa Xagga Caafimaadka

 

The man’s tree is corrupted and makes him weak in the future who cannot do a job, and the man also takes a quick ejaculation, many men when they marry most of them fail in marriage, because they have learned the wrong pleasure that is unnatural, because the female organ and the hand are not the same, the skin of the hand is harder than the female vagina membrane, when that affects the man’s comfort.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More