Sidee xiiso loogu yeeli karaa xiriirka jacayl markuu bilowgu uu yahay lamaanaha?
Su’aash:
Asc waaku salaamay sxb inkastoo aan jeclaan lahaa inaan si gaar kuula saaxiibo hadana waxaan rabaa inaad ila taliso isla mar dhexdaas waxaan kuu sheegay in gabadhii aan riyada ku arkaayey maalin ka dib aan jacayl isku bandhigno ka dibna aan isu sheegano wixii uurkeena ku jiray hadana sidee jacaylkayga cusub aan uga dhigan karaa mid i xiiso galinaya qofteydana xiiso ku beeraya sidaas ay tahayna gabadhu waan kala fognahay oo laba magaalo ayaan kala joognaa sidaas ay tahayna waxaan rabaa inuu jacaylkeenu noqdo mid miro dhal ah, maxaan sameyn karaa oo wanaagsan.
![Sidee xiiso loogu yeeli karaa xiriirka jacayl markuu bilowgu uu yahay lamaanaha?](https://daruur.com//wp-content/uploads/Sidee-xiiso-loogu-yeeli-karaa-xiriirka-jacayl-markuu-bilowgu-uu-yahay-lamaanaha.jpg)