asc sxbyal waxaa iheysta cudur nafsi ah hadii aan arko riyo ama waxyar waxe ila noqonaayan wax ween oo ilaa heer aan nolosha kaquusto ayaan gaara shakigeega io waswaaskeega zaaid waye waxaan rabaa inaan kafikirin wax dhici doona sababtoo ah maskaxdeeda marwalba wax dhici doona ayee itusee shakigeega halkas ayuu igeeya sidee uga hortaga waxa dhici kara io waxa dhici doonaba aanan uga fikirin
Jawaabta:
Waxa ku haya waa waswaas, wuxuu leeyahay noocyo badan sidoo kale qaabab badan ayuu u imaanayaa, marka waxaad kaga bixi kartaa inaad si dhab ula dagaallanto in badan ayaan ka hadalnay, qaababka loo joojiyo waan kasoo hadalnay linkiyadan ayaad ka akhrisan kartaa: