Sidee loo reebaa siigada akhriso daawada ugu fiican

How to protect yourself from temptations

Sidee loo reebaa siigada akhriso daawada ugu fiican

Siigada waxay ka dhalataa shahwada badan shahwada marka ay jirkaaga ku badato kacsi ayay kuu keenaysaa marka meesha waxaa ka bilaabanayso siigo.

dhaliyarada doobka ayaa u badan siigada wiilal iyo gabdhaba marka qofka furo albaabka siigada way adag tahay inuu xiro.

waxaa su’aal ah sideen isaga celiyaa siigada ama sidee loo joojiyaa siigada ama seegada?

jawaabta waa sahal

Sidee loo reebaa siigada
Sidee loo reebaa siigada

haddii dhab ay kaa tahay su’aashan waxaad isaga reebi kartaa qodobadan soo socda.

1- Ilaahay ka baq marka hore maskaxda soo gasho marka aad siigeysanayso in Ilaahay kuu jeedo

2- cuntada ha badsanin soonka badso  sidaas ayaad ku yareyn kartaa qooqa badan.

3- musqusha hakusoo daahin isku day dantaada inaad dhaqsi ku soo dhammeysato

4- dumarka qaaqaawan inaad fiiriso iska ilaali iyo sheekada dumarka ama qiso kacsi ama sheeko kacsi inaad akhriso.

5- qol kaligaaga ha seexanin waligaaga sariirta ha tagin adoon hurdo ku haynin

haddii aad shantan waxyaalood sameyso waxaa laga yaabaa inaad ka adkaato seegada oo aad awood u yeelato ka hortageeda.

Seegada dhibaatoyin badan ayay leedahay waxaa lagaa rabaa inaad ku fikirto dhibka ay mustaqbalka kuu keenayso.

waxaa ka mid ah biyabaxa degdega sidoo kale inaadan xaaskaaga qancin karin.

haddii naag kacsi badan ay kugu soo toosto waxaa laga yaabaa inay kaa tagto marka ay aragto inaadan wax isku haynin, raga siigeysta naagaha wax kama qaadi karaan, geedkooda sida la rabay uma kaco.

sidoo kale seegada waxay ka dhigtaa marka ay badato biyaha ninka kuwa daciif ah oo aan adkeyn, biyaha looguma talagalin inay mar kaste soo baxaan, qofka waxaa laga rabaa inuu ahaado qof gaaxsan oo biyahiisa aruura, ninka siigada badan manidiisa tayo ma lahaanayso.

dhalinyarada samankan halis ayay ku jiraan maxaayeelay siigada ayaa aad usoo badatay waxaana sabab u ah xiriirka baraha bulshada.

Tusaale ahaan dumar badan ayaa Facebook soo dhigo sawiro qaawan ama waxay soo galaan live iyagoo ka hadlaya sheeko galmo dhalinyardii soomaaliyeed meesha ayaa dhib weyn uga imaanaya marka qofka waxaa laga rabaa inuu iska jiro dhibaatooyinka Facebook.

haddaad fuliso shantaas waxyaalood daawada seegada ugu fiican ayaad heshay.

 

Daawada kawaabyada biyaha daahiso ninka dhib ma u keentaa

Siigada Mental Illness And Brain Miyay Keentaa

 

It is caused by the oversedness of the semen when it is high in your body and it causes you to get up when it starts to go.

The youth of the valley are more likely to go to the boys and girls when the person who opens the door is difficult to close it.

The question is how do I stop the siding or how to stop the masturbation or the sila?

The answer is simple if you really have this question you can exclude the following.

1- Fear Allah first comes into your mind when you say that Allah is against you

2. Do not eat too much fasting and increase fasting so you can reduce the amount of food.

3- Do not delay the bathroom and try to finish it quickly

4- Naked women to look at be careful and the women’s story or a rise story to read.

5. Do not sleep alone in a room and never go to bed without sleeping.

If you do these five things, you may overcome the seds and be able to prevent it.

You are required to think about the problems it will cause you in the future.

It includes acute ejaculates as well as not being able to satisfy your spouse.

If a provocative woman wakes up to you, she may leave you when she sees that you are not keeping things together. Men who are provocative to women can’t take anything away from you, and they don’t rise up in their tree as desired.

It also makes the water of the man weak and hard when there is more water, the water is not intended to come out every time, the person is required to be a hungry person who collects his water, the man who is weak does not have quality.

Young people in this area are in danger because the number of people is very common and it is due to social media connections.

For example, many women post nude photos on Facebook or they come in live talking about a sexual conversation with Somali youth where there is a big problem when the person is required to avoid Facebook problems.

If you do these five things, you have the best medicine.

 

سبب العقر إما في مني الرجل أو في مني ‌المرأة وإما في أعضاء الرحم وإما في أعضاء القضيب

وآلات ‌المني أو السبب في المبادي كالغتم والخوف والفزع وأوجاع الرأس وضعف الهضم والتخمة

وإما لخلط طارىء. أما السبب الذي في ‌المني فهو مثل سوء مزاج مخالف لقوة التوليد حار

أو بارد من برد طبيعي أو برد وطول احتباس وأسر أو رطوبة أو يبوسة. وسبب ذلك الأغذية

غير الموافقة والحموضات أيضا فإنها في جملة ما يبرد وييبس.

وقد يكون السبب الذي في ‌المني سوء مزاج ليس مانعا للتوليد بل معسرا له أو مفسدا لما يأتي الرحم من غذاء الصبي.

وقد يكون السبب في ‌المني أن يكون مني الرجل مخالف التأثير لما في مني ‌المرأة مستعدا لقبوله

أو مشاركا على أحد المذهبين فلا يحدث بينهما ولد ولو بدل كل مصاحبه أوشك أن يكون لهما ولد.

وربما كان تخالف المنيين لسبب سوء مزاج في كل واحد منهما لا يعتدل بالآخر بل يزيد به فسادا.

فإذا بدلا صادف كل واحد منهما ما يعدله بالتضاد فاعتدلا

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More