Si qalad ayaan shaambo u cabay maxaan sameeyaa

Su’aasha:

scw shaambo ayaan si qaldan cabay dhib miyay ii keenaysaa maxaa sameeyaa ma halis baa

Si qalad ayaan shaambo u cabay maxaan sameeyaa
Si qalad ayaan shaambo u cabay maxaan sameeyaa

Jawaabta:

Waxaa ugu muhimsan waxa ay ka samaysan tahay, shaambooyinka way kala yihiin,  haddii aan xanuun jirin ama balbal xaga caloosha jirin,  biyo badan cab biyaha caloosha ayay nadiifiyaan, haddii calool xanuun jiro ama balbal daran waa inaad dhaqsi u tagtaa isbitaal.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More