scw shaambo ayaan si qaldan cabay dhib miyay ii keenaysaa maxaa sameeyaa ma halis baa
Jawaabta:
Waxaa ugu muhimsan waxa ay ka samaysan tahay, shaambooyinka way kala yihiin, haddii aan xanuun jirin ama balbal xaga caloosha jirin, biyo badan cab biyaha caloosha ayay nadiifiyaan, haddii calool xanuun jiro ama balbal daran waa inaad dhaqsi u tagtaa isbitaal.