Shukaansiga ma xaaraan baa

Are women forbidden dating

Shukaansiga ma xaaraan baa

Su’aasha:

Waxaan rabaa inaan ogaado shukaansiga xaaran inuu yahay iyo in kale, dad badan ayaan ka maqlay iyagoo dhahayo shukaansiga dumarka diinta ma oggola hadaba maxaa la dhihi karaa arinkaas.

Shukaansiga ma xaaraan baa
Shukaansiga ma xaaraan baa

Jawaabta:

Inta aanan ka jawaabin su’aashaada marka hore waa inaan keexnaa shukaansiga waa maxay?

Shukaansiga waxaa laga wadaa haweeney aad guursan karto inaad guur u bandhigto.

Diinta way ogoshahay qof inuu haweeney guur ka dalbado taas layskuma haysto axaadiis badan ayaa tilmamyso xataa aayad quraan ayaa tilmaamayso, waxaa shardi ah naagtaas inaan la qabin ama aysan ciddo ku jirin ama aysan ahayn naag guurkeeda kaa xarriman, laakinshukaansiga soomaalida oo ah naagta in lala saaxiibo oo lala sheekaysto kaas waa caddahay inuusan bannaanayn maxaayeelay wuxuu keenayaa sino marka ugu dambayso, qofka wuxuu dhacayaa khaladaad badan, hadalkooda wuxuu gali karaa arrimo kacsi keenaya oo xumaan dadka u jiidaya.

Shukaansiga qaabab badan ayuu yeelanayaa oo qaar ka mid ah xumaan rasmi keeni kara.

Dad badan ayaa is weydiiya shukaansiga ma xaaraan baa ?

Shukaansiga guud ahaan waa xaaraan haddii aan meesha guur loola jeedin.

Maxaa lagu gartaa naagta saaxiibka leh

shukaansiga goorta uu yahay xaaraan
shukaansiga goorta uu yahay xaaraan

Dating is about a woman you can marry to offer up for marriage.

Religion allows a person to ask for a woman to marry a woman, which is not to be held to many disabilities. Many disabilities indicate that even a verse in the Koran indicates that the woman is not married or that she is not married or that she is not married or that she is not a woman whose marriage is forbidden to you, but the Somali tradition of being a woman to be friends and talking with her is clear that it is not open because it leads to adultery in the end. A person is falling into many mistakes, their speech can go into issues that cause aggravation and draw evil to people.

Astaamaha xaasidka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More