Shaydaanka in la habaaro diinta maxay ka qabtaa
Su’aasha:
ASC shaydaanka mala habari kara xadiithka oranayo shaydaanka ha cayina ma saxbaa dabcan aniga ma arag lakin Sheekh ayan ka maqlay shaydaanka in lacayo rasuulka scw aya diiday
Mida shaydaanka waqtiyada aan mashqusanahay muxuu ila egta marka weyso qaadanayo, marka aan suuliga kujiro markan akhrinayo anigoo saalada usocda ayan waxaan akhrinayay laxowla wala quwata ila billah niyadeyda waxaa kuso dhacaday soon 50 Malin hadi Illahi kucafiyo haye wan soomaya ayan iri ma kor ayan uiri OO makuhadlay mise niyada ayad katiri mar waxaan isdaha war duco ayad akhrinaysaye kormad waxaan shegtay marna waxaan is dhaha kor ayad u tiri
![Shaydaanka in la habaaro diinta maxay ka qabtaa](https://daruur.com//wp-content/uploads/Shaydaanka-in-la-habaaro-diinta-maxay-ka-qabtaa.jpg)