Shardi adag qofkii galo oo gudi waayo maxaa laga rabaa

Su’aasha:

Shardi inan galay ayan umaleynaya kaso ah in Salad kasta OO wajiib ah aan safka hore ku tukado hadi aan sameyn wayo midka kasto 100k Malin aan soomayo inkasto aan wayso qadanayay shaydaan ka inan Iska narayay na aan xasuusto hadana waxaan ubadinaya inan ku hadlay
Madama 100 kun OO Malin aysan macquul aheyn hadana hadan 3 bari kasoomi laha masurobeyso OO salada wa continuous Malin kasto ah.
Magaranayo waxaan sameeyo
Maxaad igula talin laheyd

Shardi adag qofkii galo oo gudi waayo maxaa laga rabaa
Shardi adag qofkii galo oo gudi waayo maxaa laga rabaa

Jawaabta:

Waxaas oo dhan waa waswaas wax haka soo qaadin, teeda kale qofka hadduu ku nadro wax uusan awoodin wuxuu sameeyaa kafaaragud waa sida kafaarada dhaarta oo kale, shaydaanka iska naar.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More