Shahwadeyda aad bey u adagtahay way kakan tahay sida ukunta cadkeeda

Su’aasha:

Shahwadeyda aad bey u adagtahay waxaana ku dhex jira wax kakan sida ukunta cadkeeda camal eh maxay tahay Marka qaar waxyaabo ayaa ku dhex jira mexeeyihiin.

Shahwadeyda aad bey u adagtahay way kakan tahay sida ukunta cadkeeda
Shahwadeyda aad bey u adagtahay way kakan tahay sida ukunta cadkeeda

Jawaabta:

Manida ragga markay ay ku badan tahay qofka ayay adkaanaysaa, wax dhib ma laha qofka bihiisa adag ama wax ad uu ku jiro, qofka marka uu galmo badan yahay ama uu siigo badan yahay shahwadiisa biyabiyo ayay noqonaysaa laakin marka ay xoog leedahay way adag tahay wax dhib ma laha haka walwalin

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More