Sedex nin daroogeysan oo tagsi raacay
Sedex qof oo xashiish soo cabbay ayaa waxay istaajiyeen Tagsi si ay u raacaan, shufeerka tagsiga wuu gartay inay xashiish soo cabbeen.
intuu gaariga sheelar daran u qabtay ayuu gaariga damiyay.
markaas ayuu ku yiri waa tagnay meesha aad rabteen.
