Sawirro Xasan Sheekh laga qaaday waa hore

Old pictures of Hassan Sheikh Somalia former president

Xasan Sheekh maxamuud intuusan noqon madaxweynaha soomaaliya wuxuu ahaa nin aad u firfircoon oo ka dhex shaqeeya bulshada soomaaliyeed.

Sawirada halkaan ka muuqda waa xasan sheekh waagii uu ahaa macallin jaamacadda wax ka dhiga.
waxaa la jooga guddoomiyehii baarlamaanka soomaaliyeed Cabdala deerow

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More