Sawiro kulminaya Suleymaani iyo Nasrullaah

Pictures of Hassan Nasrullaah and Qassem Soleimani

Waxaa gowr dhow lasoo saaray sawiro ay isla galeen hoggaamiyaha Xisbullaah Xasan Nasrullaah iyo Jen. Qaasim Suleymaani. oolagu dilay weerar uu qaaday maraykanka.

Sawirada waxay tilmaamayaan ninkan kaalinta uu ka cayaarayay Lebanon iyo Suuriya.

Suleymaani oo la sheegay inuu yahay ninka ka dambeeya qorshaha Iran inay ku fiddo waddamada carabta.

waa sawiro oo lagu m uujinayo xiriirka adag ka dhexeeyay ninkan iyo Xisbullaah

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More