Sawirka Aminarts iyo damaca Kenya ee badda Soomaali
Aminarts iyo Kenya mar kale, Kenya ayaa la sheegay inay rabto badda soomaaliyeed inay la wareegto.
laakin Kenya arrintaas yaa ugu kaalmeynaya.
sawirka aminarts ayaa jawaab ka bixinaya.
amin arts oo sawiray Axmed Madoobe iyo jawaari oo fooraarsan.
nin kenyan oo korka ka saaran oo laalaya badda soomaaliyeed.
maskaxdoodana waxaa ku jirto doolar iyo kursi
meel sare saaran si uu u qaato.
