Sawirada Jacinda Ardern oo lagu dhejiyay jidadka Australia

Dalka Austaralia oo sawirada Rw New Zealnad Jacinda Ardern lagu dhejiyay iyadoo qoorta galinayso qof Muslin ah.
taasna waxaa loo sameeyay Munaasabadda bisha Ramadan.



dadka degan dalkaas ee Muslinka ah ayaa loogu tahniyadaynayaa. sawirada oo meelo badan lagu dhejiyay bisha Ramadaan awgeed.
waxaana lagu qoray Salaam oo af carabi ah sawirka dhiniciisa iyo Ramadan Mubarak.